GUUGUULE IYO MAANTA

23
2981

Weligaa haddii aad xal raadinaysid ood doonaysid in dhibaatadaasi aanay soo noqon mustaqbalka, waxa la sameeyaa daraasaad qoto dheer. Imika Waxaan ka  baqayaa in go’aamadii xukuumada ee deg-dega ahaa noqdaan kud ka guur oo qanjo u guur. Waar bal inoo duceeya dhaqaalaha oo inaga wareera ayuun baa inoogu darane.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here