GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 08 2018 // Warar

Waxaan ka cabsi qabaa in mujaahidka ay 120-ka maalmood kaga dhammaadaan salaan loogu tago iyo kaftan oo uu dabadeed isna cadhada kula dhaco xukuumadiisan dhinaca saami qaybsiga durba ka dheeliday. Sababtoo ah ilaa hadda lama arko wax muhiim ah oo la qabtay marka laga reebo inuu kursiga fadhiistay madaxweyne aan talada lala wadaagin oo ay wasiiradiisu foorarsadaan marka ay arkaan.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!