GUUGUULE IYO MAANTA

27
3200

Qolyaha isu dhigga inay warbaahinta madaxbanaan ka difaacayaan xukuumadda, waxaan leeyahay; bal yaan la arkin beri ka maalin iyadoo oo ay warbaahintu idinka; idin difaacayso. Waa halkii Macalin Gaariye’e,

Codkii dadka baahan

Carooga saboolka

Adduunka ku ciilan

Anaa cudha haysta

Anaa cabdilaahi

Wargeys u ah caydha

Caloosha danlayda

Anaa cabibiraaya

Anaa carrabkayga

Xammaalku cabbaayo

U diiday cirweyne

Inaan ku casuumo

Gafuuro caro yeelkii

Intaan Cosob raaco

Wallee isma caayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here