GUUGUULE IYO MAANTA

34
3059


Horta mujaahidka taloow xukuumadda ma waxa la dhisay dad u soo shaqeeyay NGO-yada dunida ilayn magacii wasaaradaha waa tan laga horaysiiyay horumarin aan ujeedo iyo ka jeedo midna lahayne. Waxaynu naqaanay wasaaradda caafimaadka iyo horumarinta bulshada, wasaaradda maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha. Bal kuwan hadda horumarintan laga horaysiiyay magac mooyee idinku fahma. NGO-yadii ayuun baaban xasuustay maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here