GUUGUULE IYO MAANTA

33
3033

Haddii aad siyaasi tahay oo aad doonaysid in ugu yaraan siyaasadaadu macno yeelato, waa inaad fahantaa in siyaasadu tahay shaqo ku xidhan hadba qarada ay xidhiidhadaadu leegyihiin. Waa hawl u baahan yaad taqaanaa ee aan u baahnayn inaad iska socoto uun sida qarandida, waayo mararka qaar waxaad u baahanaysaa cid kuu soo gurmata ood u yeedhato markaad dalaq iska tidhaahdo “Badweyn”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here