GUUGUULE IYO MAANTA

18
2708

Marka hore Saaxiibkay Muuse waxaan kula talinayaa khudbadaha inuu soo qorto, kaftankana yareeyo ilayn imika waa madaxweynihii qarankee. Midda labaad, waxaan maqli jiray halku-dhigii ahaa nin weyni wadkii waa yaqaanaa, waxase hadda soo biirtay wasiir la bedelayaa wuu ogyahay inaanu soo noqonayn. Nimankaas shalay wejiyadooda aayaa laga dareemayay murugada oo dadkii oo faraxsan ayay iyagu madoobaayeen. 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here