Guuguule iyo Maanta

30
3984

 

Abwaankeena weyn ee Hadraawi wuxuu yidhi

Hadday orgi iyo ri’ tahay,

Or iyo wada qaylo tahay,

Hadday adhiyaysi tahay,

Hadday adhax-tuujin tahay,

Ilduuf iyo jeeble tahay,

Hadday wada ‘Aniga’ tahay,

Siyaasadi aabbe ma leh.

Ku daalka abaabulkeeda,

Alooskiyo baanaheeda,

Ujeeddo ka keeni maysid!!!

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here