GUUGUULE IYO MAANTA

0
619

Wuxuun  baan maqli jiray xeradayadu waa wada u loo ul la qaato ma leh. Imika dawladda Xaaji Axmed waa 69 wasiir oo ninkaas Sacad mooyee lama hayo wasiir kale oo shacabkuna aamino, dunidana la hadli kara. Waar taloow 15 Sacad miidhan ah dalka waa laga helayaaye bilaha odayga u hadhay muu inoo dhiso dawlad wada noocaas ah.