GUUGUULE IYO MAANTA

0
569

Taloow haddii uu Axmed Siilaanyo maanta murashax madaxweyne noqon lahaa cod intee leeg ayuu heli lahaa doorashada? Xaajigii saldhigan yari sumcadiisa intii uga hadhsanayd wuu sii sahayday. Nin  baa laga hayay “Alloow yaa Cigaal uga warama caawa waxa taagan.”