Agaasimaha Caafimaadka Oo Ka Hadlay Sababta Albaabka Looga Xidhay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha

23
846

Hargeysa (Geeska)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa ka hadlay Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, ee ka shaqeeya Xarunta Wasaaradda, oo qaarkood shalay albaabka laga xidhay, waxaanu tilmaamay in ujeedada albaabka looga xidhay ay ahayd iyaga oo ka soo habsaamay wakhtigii shaqada, ee qaranka loo shaqeeynayey.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr maxamed cabdi xergeeye, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Dawooyinka bilaa warqada lagu iibiyo, iyo Raashinka dhacay ee dalka la keeno iyo waxa uga meel yaala,waxaanu ugu horeyn yidhi isagoo ka hadlaya shaqaalaha albaabka laga xidhay iyo sababta loo xidhay “Si loo dardar galiyo habacsanaantii  jirtay, ayaanu arintan u sameeynay, si loo ixtiraamo saacadaha shaqada qaranka ee dalka iyo dadka loo shaqeeynayo, oo aanu qofba marka uu doono aanu iska iman, oo qofkii sagaalka yimid, ee qofkii soo kalay aanay isku mid noqon, markaas markii ay toddobadii iyo badhkii ay ahayd ayaanu shaqaalaha ka hor joogsanay in wax dambe soo galaan, waxayna ahayd digniin, sidaas ayeyna ku soconaysaa, waxaana yaala (Finger Printer), oo dadkii iska imanayey ee iska fadhiisanaayey, oo qofka xillaga uu doono imaanayey ma shaqeeynayso, waxaana soo jeedinayaa in saacadaha shaqada la ixtiraamo, oo xillaga shaqada la soo galayo iyo xillaga laga baxayaba in la ixtiraamo ayaa muhiim ah, sidaas ayaana ugu tagalay, waxaana arintan u sameeynay inay suno wanaagsan noqoto, oo dadkii umadda u shaqeeynayey in wakhtigii ay shaqeeynayey in laga helo weeye”.

Mar aanu wax ka weydiinay Dawooyinka la iska iibiyo, iyo waxa laga gudboon ayaa ku jawaabay “Arrimaha Dawadu qorshaha wey noogu jirtaa, waxa alaale waxa aanu qaban karno ee umadda loogu adeegayo, ama dawo khaldan lagaga ilaalinayo, ama qof aan aqoon  u lahayn oo umaddii si xun wax u siinaya sida looga qabanayo, qorshaha wey noogu jirta, haddii ALLE idmana waanu ka qaban doonaa”.

Mar aanu wax ka weydiinay waxa uga meel yaala Wasaaradda Caafimaadka Raashinka ama Nacnaca Caaga iyo Balastigada ka sameeysan ee dalka soo galaya ayaa ku jawaabay “In qalabka lagu baadho ee ilaalinta tayaada  in aanu hagaajino aad iyo aad baanu ugu talo jirnaa, oo qalabkaasi in aanu noqon tayadda oo qudha ee in lagu baadho cuntadana iyana waa mid qorshaha noogu jirta, oo aanu ka shaqeeynayo sidii loo adkayn lahaa qalabkii lagu eegayey, in waxan inoo yimid uu yahay wixii saxda ahaa, mise maaha, haddii dawo tahay iyo haddii ay cunto tahayba, labada ugu darana waa labadaas”.

 

23 COMMENTS

  1. It’s the best time to make a few plans for the future and it’s time to be happy. I’ve read this post and if I could I desire to counsel you some fascinating things or suggestions. Perhaps you can write subsequent articles referring to this article. I wish to learn more issues approximately it!

  2. If you happen to be however on the fence: seize your most loved earphones, mind down toward a Great Purchase and request to plug them into a Zune then an iPod and perspective which one sounds far better toward you, and which interface can make your self smile further more. Then you can recognize which is directly for on your own.

  3. I am extremely impressed with your writing skills and also with the layout on your weblog. Is this a paid theme or did you modify it yourself? Either way keep up the nice quality writing, it is rare to see a nice blog like this one nowadays..

  4. Youre so cool! I dont suppose Ive learn anything like this before. So good to find somebody with some original thoughts on this subject. realy thanks for beginning this up. this website is one thing that’s needed on the web, somebody with a little bit originality. useful job for bringing something new to the web!

  5. fantastic publish, very informative. I wonder why the other specialists of this sector don’t understand this. You should continue your writing. I’m confident, you have a great readers’ base already!

  6. The clean Zune browser is incredibly very good, nonetheless not as Fantastic as the iPod’s. It is effective properly, still isn’t as instant as Safari, and has a clunkier interface. If on your own occasionally application upon having the world-wide-web browser which is not an issue, nevertheless if you happen to be coming up with in the direction of go through the website alot against your PMP then the iPod’s bigger show and far better browser may perhaps be major.

  7. I wanted to draft you the very little observation in order to thank you very much over again with the lovely knowledge you have featured at this time. This is really seriously open-handed of people like you to convey freely just what a number of us would’ve marketed for an ebook to help with making some money for themselves, principally now that you might have done it if you ever desired. These pointers as well worked to become great way to fully grasp other people online have the identical desire really like my own to figure out much more on the subject of this condition. I know there are numerous more enjoyable moments up front for people who go through your blog post.

  8. I will right away clutch your rss feed as I can’t to find your e-mail subscription link or e-newsletter service. Do you have any? Please permit me realize so that I may just subscribe. Thanks.

  9. Between me and my spouse we have owned more MP3 gamers higher than the decades than I can count, together with Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, etc. But, the remaining couple a long time I have fixed down towards a person line of players. Why? Given that I was content towards find how well-designed and fun towards seek the services of the underappreciated (and widely mocked) Zunes are.

  10. I am not sure where you’re getting your information, but great topic. I needs to spend some time learning more or understanding more. Thanks for excellent info I was looking for this info for my mission.

  11. Hands down, Apple’s app store wins by way of a mile. It is a substantial variety of all varieties of applications vs a pretty unhappy determination of a handful for Zune. Microsoft is made up of packages, especially within the realm of game titles, still I’m not certainly I’d have to have to wager upon the upcoming if this attribute is substantial towards on your own. The iPod is a substantially superior option inside of that case.

  12. Sorry for the significant analyze, yet I’m really loving the refreshing Zune, and count on this, as effectively as the high-quality testimonials some other folks comprise written, will guidance by yourself come to a decision if it is really the straight final decision for you.

  13. Zune and iPod: Utmost human beings look at the Zune in the direction of the Contact, still soon after observing how slim and astonishingly very little and light it is, I try out it towards be a as a substitute exclusive hybrid that brings together traits of possibly the Contact and the Nano. It really is Really colorful and magnificent OLED show is marginally lesser than the touch screen, however the player alone feels Incredibly a bit scaled-down and lighter. It weighs concerning 2/3 as significantly, and is substantially smaller sized inside width and peak, while currently being particularly a hair thicker.

  14. I simply want to mention I am just newbie to weblog and absolutely liked your page. Very likely I’m likely to bookmark your site . You amazingly have incredible stories. Appreciate it for revealing your web-site.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.