Abaalmarin La Siinayo Cidda Soo Sheegta Hariima-Cad Dhal Ah Oo Lagu Waayay Hoteelka Rays

39
3102

Ila 22/10/2017 Laba Hariima-cad oo yaryar ayaa lagu hayay hudheelka Rays ee Borama [Waxa hore u sii joogay saddex hariima-cad oo waaweyn]. Iyadoo ay arrintan ay dawladu u aragto  sharci darro, ayaa maamulka hudheelka laga codsaday inay soo dhiibaan. Hase yeeshee, labadii harima-cad ee yaryaraa waxa dib loogu celiyay ganacsigii sharci darada ahaa ee duur joogtqa.

Haddaba, akhriste haddii aad hayso wax xog ah oo ku saabsan sidii loo heli lahaa labadaas harima-cad, waxa kuu diyaar ah abaalmarin dhan $ 150 (Boqol iyo konton dollar), waxaanad nagala soo xidhiidhi kartaa Telefoonka ah 063 3333593.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here