Ururka Horseed Oo Taageeray Suldaan Xasan

0
687

Gudoomiyaha ururka wadaniga ah ee Horseed Md Claawi Cabdi Gaboobe  aya taageero laxaad leh Oo weyn uu muujiyey  suldaanka  guud  ee beelaha  Zubeer Awal  Sul. Xasan  Sul. C/laahi

hhhh

Sul  C/raxmaan , isla  markaana  soo  dhaweyay  goa’anadii dhaxal galka ahaa ee ka  soo  baxay 

Shirweynihii  aan Caadiga  ahayn  ee  daldoorka  iyo  wax-garadka  beelaha  Zubeer  Awal  ee 

22.Feb.2016Ee ka  dhacay Hotel   Xaraf  ee  caasimada qaranka   Jamhuuriyada   Somaliland   ee 

Hargeysa  .

Warsaxaafadeed uu guddoomiyaha Horseed soo saaray ayaa u dhignaa sidan “Waxa  wax  lagu farxo ah  sida ay  haldoorka  iyo  wax garadka  beelaha  Zubeer AWal ay uga Dhiidhiyeen  uguna  gurmadeen    uuna  hiliyeen , isla markaana  ka difaaceen  saldandooda iyo    Boqortooyadooda  isku daygii dhagareesna  ee  lagu soo qaaday maalintii dhaweyd.

Waxa  la  wada ogyahay  in cidii  waxaasi  ka danbeysay  inay  ceeb iyo fashilaadi  ka raacday aanay Beryahan-ba` ka soo kaban doonin.

Waxaanu halkan ka cadaynayna  inuu  Suldaanka  guud  ee beelaha  Subeer  Sul. Xasan  Sul C/laahi Sul  C/raxmaan  uu yahay  nin  uu dooda  oo  si  wanaag-san  uu  metela mawqifka , xuquuqda iyo Rabitaanka  dadka  uu  suldaanka  uu yahay ,  arintaasi  oo uu abuurtay  colaad  iyo  dagaal kaga Yimaada  kuwa  ka  soo hor jeeda , waxaana  la doonaya  mid  iyaga uu adeega , mana dhacayso taasi.