GUUGUULE IYO MAANTA

0
580

Cali Xaamud oo keliya maahee waxa la yidhi madaxtooyadu waxay maalmahan kala diraysaa inta badan nimanka agaasimayaasha guud ah. Waar laakiin taloow yaa madaxtooyada u sheega inaan bilaha u dambeeya lagu degdegin isku shaandhaynta.