Xisbiga Waddani ayaa Masuuliyiin cusub U Magacaabay Gobolka Hawd, kuwaas oo xilal kala duwan u qaabilsanaan doona xisbiga Waddani. warqada magacaabista masuuliyiintan ayaa uu ku saxeexnaa xoghayaha xisbiga Waddani Muddane. Maxamed Cabdilahi Uurcade, waxaana ay u dhinayd sida hoos idiinka muuqata…