Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Shaaciyey Natiijadii Imtixaanada iyo Dugsiyadii Ugu Sareeyey

0
389

Hargeysa (Geeska) Xafiiska imtixaanaadka Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii imtixaanadka dugsiyada hoose ee FASALADA 8-aad iyo Dugsiyada Sare EE fasalada 4-aad. sanadkan ayaa tirada ardayda dhacday badatay, kadib markii wasaarada Waxbarashadu ay sameysay hanaan iyo talaabooyin lid ku ah qishka imtixaanadka. Muuqaalkan kaga bogo warkna oo dhamaystiran.,,,,.