Waftigii Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Hogaaminayey Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey

0
371

Boorama (Geeska)Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey oo saaka socdaal ugu baxay gobalada Galbeedka Somaliland, kaas oo si  balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal.Shacabka ku dhaqan Boorama, Ayaa Iyagu ahaa kuwo muujiyyey hanaan isbadal doon taas oo ay ku qaabileen waftiga murashax Cabdiraxmaan Cirro Hogaaminaayay .Taageerayaashan Baaxad Leh ayaa waftiga ku qaabilay calanka astaanta u ah xisbiga Waddani Iyo sido kale caleemo qoyan .

 

MUUQAALKAN KAGA BOGO QAABKI LOO SOO DHAWEEYEY WAFTIGAA