Somaliland Oo Markii UgU Horaysay La Keenay Mashiinka Baadha Tayada Dawooyinka Dalka Soo Gala

0
256

 

Hargeisa (Geeska) waxa markii ugu horaysay Somaliland la keenay Mishiin baadhaya tayada Daawooyinka dalka soo gala, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey shacabka Somaliland ay ka dayrinayeen tayadooda. arintan ayaana waxtar badan u yeelan doonta bulshada dalka ku dhaqan, Hadaba warkan oo dhamaystiran Muuqaalkan hoose ka daawo.