Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalku Marayo

0
215

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey warbaahinta dalka ayaa ka xaal waramay xaaladaha uu dalku marayo, iyo siyaasada xisbiyada ku loolamaya doorashada dhawaan dalka ka qabsoomi doonta ee Madaxtooyada. Hadaba waraysigaas oo dhamays tiran kaga bogo muuqaalkan hoose..