SH.Maxamed Cali Geedi Oo Dadwaynaha uga Xaal Waramay Qaadhaankii Abaaraha

0
626

gudoomiyaha guddida Taakulaynta abaaraha Somaliland Sh.Maxamed Cali Geedi ayaa dadwaynaha u bandhigay halka ay marayso qaadhaankii ay bulshada iyo ganacsatada Somaliland u ururiyeen dadwaynihii abaaruhu saameeyeen.