Qaab Beereed Cusub (Green House) Oo Duleedka Hargeysa Laga Hirgaliyey

0
411

Hanaan beereedka casriga ah ee Loo yaqaano 'Green House' ayaa laga hirgaliyey Duleedka Magaalada Hageysa, waxaana goobtaasi faahfaahin ka bixiyey qaabka iyo muddada ay hawshan qabteen Hawl wadeenadii Sameeyey Hanaankan. Halkan ka daawo faahfaahinta warkaasi.