GUUGUULE IYO MAANTA

0
625

22Horta madaarkan Borama ee ay madaxda xukuumadu markay Borama yara gaadhaanba ay soo kormeeraan goormaa dib u dhis lagu samaynayaa. Mise dadka ayuun baa la tusaa in laga war hayo oo sawiraa la iskaga soo qaadaa. Lixdaa sannadood ee ay Silanyo iyo Saylici joogeenba hadalkiisu waa taagnaa, cidna wax kama qabato.