GUUGUULE IYO MAANTA

0
184

22Madaxweynihii aynu ka sugaynay inuu Sucuudiga la xidhiidho oo uu wasiiro iyo dad fahmaya u diro sidii Marxuum Cigaal ayaa Hargeysa inoogu shiriyay afar adhiile oo marka horeba dambiga wax ku lahaa. Xaajiga waxaan leeyahay xukuumadaada dad Sucuudiga gaadhaa kuma jiraane dadkeena inooga dhex raadi cid inoo gurmata.