GUUGUULE IYO MAANTA

0
1335

Horta Rayaale maalintii uu xilka wareejiyay wuxuu Siilaanyo ku yidhi waxaan kugu wareejinayaa dal iyo dad midaysan, waa su’aal madaxweynaheena hortaala nooca uu noqonayo dalka uu wareejinayaa. Bal Xaajiga ugu duceeya in lagu soo gaadho dal iyo dadkii midaysnaa ee lagu wareejiyay 7 sannadood ka hor.