Gudoomiyaha Gobolka Cayn Oo Ka Waramay Xaalada Amni Ee Magaalada Buuhoodle

0
463

Guddoomiyaha Gobolka Cayn Mud. Cabdirisaaq Ismaaciil Axmed oo magaalda Buuhoodle ku qabtay shir jaraa'id ayaa  ka xaal waramay xaalada Amni ee Magaalada Buuhoodle, kadib shaqaaqadii ku dhexmartay labada beelood ee walaalaha ah. Warkan oo dhamaystiran Muuqaalkan ka daawo.