Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Soo Afjaray Khilaafkii Golaha Wakiilada Somaliland

0
271

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan cirro oo ay wehelayaan labadii xildhibaan ee u tartamayey shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland ayaa Maanta  soo afjaray Murankii golaha wakiilada ee ka dhashay doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada. warkan oo faahfaahsan halkan ka daawo.