FAYSAL CALI WARAABE OO GOOB FAGAARE AH DADWAYNAHA KULA SHAAHEEYEY + SU’AALIHII LA WAYDIIYEY

0
311

Guddoomiyaha Xisbiga UCId Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa maalintii shalay dadwaynaha ku nool caasimada JSL, kula shaaheeyey goobaha la isku yimaado, halkaas oo ay su’aalo kala duwan ay dadwaynuhu ku waydiiyeen. hadaba muuqaalkan kaga bogo.