Dabaaldegyo Ka Socda Kenya Kadib Go’aankii Maxkamadu Ku Laashay Doorashadii Madaxwaynaha

0
474

Nairobi (Geeska) dalka Kenya ayaa dabaal-degyo ka socdeen saacadihii ugu dambeeyey kadib markii maxkamada sare ee kenya qaadacday natiijadii doorashadii madaxwaynaha ee dhawaan ka dhacday dalkaasi, taasi oo guddida doorashooyinku ku dhawaaqeen inuu madaxwaynaha hada talada hayaa ku guulaystay. musharaxa mucaaradka wakhtiga dheer soo ahaa Raila Odinga ayaa isagu farxad awgeed ilmada iska tiray isagoo ku tilmaamay go’aan taariikhiya. si kastaba ha ahaatee dabaal degyada ka socda magaalooyinka qaar ayaa sii kordhaya waxaana dadbadani iskugu soo baxeen wadooyinka. MUUQAALKAN KAGA BOGO DABAAL-DEGYADAASI https://youtu.be/KmGHPCkKlmY