BOOLISKA JSL Oo Ka Warbixiyey Hawlgalo Ay Kusoo Qabteen Dambiilayaal Amniga Lidi Ku Ah

0
191

Geeska (Hargeysa) Taliyaha Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo ay weheliyaan Taliye ku xigeenka koowaad iyo afhayeenka ciidanka JSL ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen kaga hadlay arimo dhawra iyagoo sidoo kalena kawarbixiyey hawlgalo ay dhawaan kusoo qabqabteen dad lidi ku ah amniga qaranka Somaliland. muuqalkan kaga bogo warkan oo dhamaystiran.