Xeelado Kaa Caawinaya In Aad Xasuustaada Xoojiso Iyo Talooyin Muhiim U Ah Korinta Garaadka Qofka (Q.1aad)

34
737

London (Geeska)- Dad badan ayaa ay la tahay in dhisidda awoodda xusuuseed iyo garasho ee maskaxdu ay ku xidhantahay uun bilowga koritaanka carruurnimo ama dhalinyaronimo ee qofka, laakiin waxa uu cilmigu inoo caddaynayaa in fikirkaasi uu qaldan yahay. Qof kastaa da’ uu yahayba waa uu leeyahay awooddaas, haddii uu ka dheeraado sababo saamayn ku yeesha awoodda masakaxdu u leedahay fiirsiga, baraarugsanaanta iyo xusuusta.

Sababaha dilaaga ku ah xusuusta iyo guud ahaan awoodda garasho ee maskaxdana waxaa ka mid ah; hurdo yaraanta, shaqooyin kala duwan oo qofku mar isku dhex furo, ku talaxtagga cunista dawooyinka aanu dhakhtarku qorin iyo culayska shaqo oo qofka ku bata. Cilmibaadhis cusub ayaa lagu ogaaday in dadku marka ay weynaadaan da’ ahaan ay weli awood u leeyihiin in ay maskaxdooda u sameeyaan shabakado neerfeed, taas oo marka ay dhacdo caawinaysa in xusuustu fiicnaato iyo in ay maskaxdu ka adkaato dhibaatooyinka ka soo gaadha gabowga. Haddaba waxa aynu soo qaadanaynaa qaar ka mid ah hababka xusuusta lagu xoojin karo oo qofku samayn karo da’ kasta oo uu yahay.

Iska jir in aad dhowr shaqo mar isku dhex furto: In kasta oo ay dunida maanta caan ka noqotay in qofku isaga oo waqtiga la baratamaya awgeed dhowr shaqo isku dhex furo, haddana waxaa la aaminsan yahay in taasi ay dib u dhac, daal, qaladaad iyo illow keento. Daraasado arrintaas la xidhiidha oo la sameeyeyna waxa ay muujiyeen in maskaxda bani’aadamku ay u baahan tahay siddeed ilbidhiqsi oo ay ku adkayso xogta loo dhiibay, sidaa awgeed haddii aad talefan ku hadlayso, hawlo kalana waddo, isla markaana furaha gaadhiga meel saarto, waxa ay ugu dhowdahay in aanad xasuusan halkii aad furahaas saartay, waayo maskaxdu ma’ay helin waqtigii ay u baahnayd in ay xafiddo xusuustaas, oo hawlahaaga kale ayaa ay ku mashquulsanayd.

Ciyaaraha iyo xeeladaha garaadka lagu cabbiro: Tijaabi in aad ku ciyaarto ciyaaraha iyo xeeladaha kala duwan ee garaadka ka shaqaysiiya, ciyaarahan iyo xeeladahan oo in badan iyaga oo aan lacag lagaa rabin laga heli karo internet ka ayaa ay xeeldheereyaashu tilmaameen in ay wanaajiyaan xusuusta iyo awoodda garaadka qofka, waxa aanay ku taliyeen in aan la dhayalsan, gaar ahaan ciyaarta lagu magacaabo ‘Sudoku’ oo ah shaxda la buuxiyo ama la isku beego ereyada ama tirooyinka isku habboon.

Xafidista iyo xasuusashada: Naftaada ku tababar in ay dusha ka xafiddo lambarrada talefannada, kadibna marka dambe aanad lambarka baadhin ee aad ku dadaasho in aad xasuusato, haddii lambarku dheeryahay baro hababka xafidista kaa caawin kara oo hormo-hormaynta tiradu ka mid tahay.

Xirfado cusub baro: Ku dadaal in aad barato xirfadaha cusub iyo waxyaabaha fanka ah, sida ciyaarta shaxda, hababka cunto karinta iwm, ee qabashadoodu u baahan tahay in aad isticmaasho dareemeyaal ka badan mid. Waxa ay kaa caawinaysaa in habdhiska neerfuhu firfircoonaado awoodna u yeesho ka hortagga calaamadaha gabowga iyo in caafimaadkoodu si guud u fiicnado. Waxa kale oo ay si gaar ah u xoojinaysaa xusuusta.

Adeegso xusuusta aragtida ah: Inta badan xusuusta waxa aad aragtay ayaa ka xoog weyn xusuusta waxa aad maqashay, sidaa awgeed waxa ay khubaradu ku taliyaan in qofku uu ku dadaalo in waxa uu xusuustiisa doonayo aanu maqal ku koobin ee uu sida oo kale arko, tusaale ahaan daawo sawirrada munaasabadda aad doonayso in aad xasuusato ama dhacdooyinka kale ee noloshaada, cilmiga aad dhegeysatana ku dadaal in aad aragti akhris ah ku xoojiso si aanad u illaawin.

Nidaamin: Khubarada cilmi nafsigu waxa ay xaqiijiyeen in fawdada iyo isku dhex daadsanaantu ay maskaxda ku abuurto baahsanaan iyo in xusuustu ku adkaato, sidaa awgeed waxa ay ku talinayaan in qofku uu ku dadaalo in dhammaan dhinacyada noloshiisu ay noqdaan kuwo nidaamksan. Waxa ay xoojinaysaa xusuustiisa. La soco…

 

34 COMMENTS

  1. The fresh new Zune browser is incredibly Fantastic, nonetheless not as superior as the iPod’s. It performs nicely, however is just not as fast as Safari, and contains a clunkier interface. If oneself sometimes program upon working with the internet browser that is not an issue, nevertheless if you’re building in direction of examine the world-wide-web alot against your PMP then the iPod’s larger exhibit and improved browser might be major.

  2. certainly like your web-site but you have to check the spelling on several of your posts. Many of them are rife with spelling problems and I find it very bothersome to tell the truth nevertheless I’ll surely come back again.

  3. Good day! This post could not be written any better! Reading this post reminds me of my good old room mate! He always kept chatting about this. I will forward this write-up to him. Pretty sure he will have a good read. Thanks for sharing!

  4. I have learn some good stuff here. Definitely price bookmarking for revisiting. I wonder how much attempt you set to create this type of excellent informative website.

  5. That is really attention-grabbing, You’re an excessively skilled blogger. I have joined your feed and look forward to in the hunt for extra of your magnificent post. Additionally, I have shared your site in my social networks!

  6. Zune and iPod: Greatest people today review the Zune in the direction of the Contact, nonetheless after watching how skinny and amazingly minor and light it is, I consider it in direction of be a as an alternative distinctive hybrid that brings together attributes of both the Touch and the Nano. It can be Really colourful and gorgeous OLED display is a little bit scaled-down than the contact screen, nonetheless the participant alone feels reasonably a little bit more compact and lighter. It weighs about 2/3 as substantially, and is noticeably scaled-down in just width and peak, whilst getting exactly a hair thicker.

  7. It is the best time to make some plans for the future and it is time to be happy. I have read this post and if I could I wish to suggest you few interesting things or suggestions. Maybe you can write next articles referring to this article. I wish to read even more things about it!

  8. you’re in point of fact a just right webmaster. The web site loading pace is incredible. It seems that you are doing any distinctive trick. Moreover, The contents are masterwork. you have performed a magnificent job in this subject!

  9. Hands down, Apple’s app shop wins as a result of a mile. It is a significant choice of all sorts of programs vs a rather not happy selection of a handful for Zune. Microsoft includes Designs, especially inside of the realm of online games, but I am not guaranteed I would want toward bet on the potential if this characteristic is necessary to oneself. The iPod is a much far better selection inside of that scenario.

  10. I just like the helpful info you provide to your articles. I will bookmark your weblog and check once more right here frequently. I am somewhat certain I will learn plenty of new stuff right here! Best of luck for the next!

  11. Amongst me and my husband we’ve owned further MP3 avid gamers about the many years than I can depend, such as Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, and so on. But, the previous pair a long time I’ve resolved down towards 1 line of players. Why? Due to the fact I was content towards uncover how well-designed and pleasurable in the direction of employ the underappreciated (and widely mocked) Zunes are.

  12. Thanks for sharing superb informations. Your web site is so cool. I’m impressed by the details that you have on this blog. It reveals how nicely you perceive this subject. Bookmarked this web page, will come back for extra articles. You, my pal, ROCK! I found simply the info I already searched everywhere and simply couldn’t come across. What an ideal web-site.

  13. Arms down, Apple’s app retail store wins via a mile. It can be a significant preference of all forms of programs vs a quite disappointed choice of a handful for Zune. Microsoft consists of applications, primarily inside the realm of online games, still I’m not sure I’d have to have toward guess upon the upcoming if this section is crucial in the direction of by yourself. The iPod is a much far better conclusion inside that case.

  14. The fresh Zune browser is amazingly beneficial, nonetheless not as very good as the iPod’s. It performs properly, but is not as instant as Safari, and incorporates a clunkier interface. If yourself once in a while system upon getting the net browser which is not an issue, nonetheless if you happen to be planning in the direction of examine the world-wide-web alot in opposition to your PMP then the iPod’s more substantial show and much better browser could be important.

  15. Hello, Neat post. There’s a problem together with your web site in web explorer, would check this¡K IE nonetheless is the market chief and a good element of folks will omit your excellent writing because of this problem.

  16. Perfectly indited written content, thanks for entropy. “You can do very little with faith, but you can do nothing without it.” by Samuel Butler.

  17. A person necessarily assist to make seriously articles I’d state. This is the very first time I frequented your website page and so far? I surprised with the analysis you made to create this particular publish extraordinary. Fantastic process!

  18. Good – I should certainly pronounce, impressed with your site. I had no trouble navigating through all the tabs as well as related information ended up being truly easy to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or something, web site theme . a tones way for your client to communicate. Excellent task.

  19. Very nice post. I just stumbled upon your weblog and wanted to say that I have truly enjoyed browsing your blog posts. After all I’ll be subscribing to your feed and I hope you write again soon!

  20. Hands down, Apple’s app retail store wins by way of a mile. It truly is a substantial selection of all types of purposes vs a very disappointed conclusion of a handful for Zune. Microsoft has programs, particularly in the realm of online games, yet I’m not certainly I might need to have to bet on the foreseeable future if this section is considerable in direction of yourself. The iPod is a a great deal superior decision within just that scenario.

  21. I simply want to say I am all new to blogs and certainly liked this web blog. Most likely I’m want to bookmark your site . You amazingly have exceptional writings. Many thanks for sharing your webpage.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.