“Waa Ayaan-darro In Haweenka Lagala Masuugo Kootada Ay Ku Yeelanayaan Barlamaanka”

0
1109

Xil. Baar Siciid

Hargeysa (Geeska)-Marwo Baar Siciid Faarax, oo ka mid ah Haweeynayda qudha ee ku jirta Golayaasha Sharci-dejinta, ayaa ka hadashay aragtideeda ku waajahan Kootada Haweenka ee uu dhawaan Madaxweynuhu u soo gudbiyey Barlamaanka, xilli la tilmaamay in aanay suurtagal ahayn in Kooto loo sameeyo Haweenka, iyada oo aan Dastuurka la furin, waxayna tilmaantay inay Haweenku xaq u leeyihiin in Kooto loo sameeyo.

-Marwo Baar Siciid Faarax, oo u warantay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn tidhi “Haweenku waa aasaaska Bulshada, Haweenku waa udub dhaxaadka umadda, Haweenku waa seeska guriga, ee qoyska iyo qarankaba, in Haweenka kootada loo  sameeyo, xaq bay u leeyihiin,waana ayaan daro in  lagala masuugo kootada ay ku yeelanayaan Barlamaanka”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here