Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar
Thomas Lemar ayaa ogolaaday inuu ku biiro Liverpool si uu badal buuxa ugu noqdo xidiga reer Brazil ee Philippe Coutinho kaas oo ku dhaw inuu ku biro kooxda Barcelona sida ay baahisay shabakadda Yaahoo Sport.Barcelona waxaa ka go’an iney Philippe Coutinho lasoo saxeexdaan si walba oo ay xaalada noqoto...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.
  Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan ku guulaysiga koobabka ay u tartamayaan iyo waliba ku soo bixitaanka kaalmaha sare ee UEFA Champions League looga qayb galo iyada oo jiraan kooxo haddaba...

Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola
  Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu daboolka ka qaaday shalay oo Sabti ahayd In weeraryahanka reer Argantina Sergio Aguero uu go’aansaday inuu isaga dhaqaaqo Manchester City, sababa la xidhiidha khilaafaadka joogtada ah ee soo kala dhex galay isaga iyo Pep Guardiola.Sergio Aguero...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka
Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa horyaalka ee City ayaa kaalinta todobaad ka soo gashay kooxaha Premier League ee sannadkan 2017 lagu raadiyay Google ee UK gudaheeda...

Dunnida Oo Marqudha Ka Warheshay Mo Farah Oo Kubada Cagta Safanaya + Muuqaalka Goolkii Uu Dhaliyey

Published on Sep 03 2017 // Maqaalo, Warar
Dunnida Oo Marqudha Ka Warheshay Mo Farah Oo Kubada Cagta Safanaya + Muuqaalka Goolkii Uu Dhaliyey
Orodyahanka reer Somaliland una orda wadanka Ingiriiska ee Mo Farah ayaa markii ugu horaysay shaashadaha caalamku qabteen isagoo ku jira saaxada kubada cagta safanayana ciyaar kubada cagta ah.  Hore laacibkan ayaa ku caan ahaa inuu ordo kaliya, bilado badana gurtay, balse waxa uu soo galay garoon kubadeed...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!