Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Maraysa Meel Adag Iyo Liiska Xidigaha Loolanka Adagi Ka Dhexeeyo

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Maraysa Meel Adag Iyo Liiska Xidigaha Loolanka Adagi Ka Dhexeeyo
  Tartanka adag ee loogu jiro kabta dahabka ah ee gool dhalinta Yurub ayaa maraysa meel aad iyo aad u xiiso badan waxaana jira xidigo badan oo rajo ka qaba in ay xili ciyaareedkan ku guulaysan karaan. Waxaana xiisahan cusub sii abuuray saddex xidig oo todobaadkan min afar gool ka dhaliyay horyaalada...

Xidigee Sanadka 2018-ka Jabin Kara Saxeexa Ugu Qaalisan Ee Lakala Iibsado?

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Xidigee Sanadka 2018-ka Jabin Kara Saxeexa Ugu Qaalisan Ee Lakala Iibsado?
    Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January ayaa furan waxaana xili ciyaareed kasta dhamaadkiisa markale dib u furma suuqa kala iibiga ugu wayn ee xagaaga, waxaana sanad walba jira saxiixyo waa wayn oo ay kooxaha Yurub sameeyaan kuwaas oo ciwaanada ugu waa wayn ee saxaafada qabsada. Haddaba...

Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario
Manchester United ayaa u dhaqaaqi doonta soo xerogalinta xidiga ku rafaadsan garoonka San Siro Ee Joao Mario, balse waxey kaliya talaabadaas qaadi kartaa marka uu kooxda ka baxo Henrikh Mkhitaryan sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya Ingiriiska.Kabtanka xulka Armenia Herikh Mkhitaryan waxaa la...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.
  Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan ku guulaysiga koobabka ay u tartamayaan iyo waliba ku soo bixitaanka kaalmaha sare ee UEFA Champions League looga qayb galo iyada oo jiraan kooxo haddaba...

Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.
    Saxaafada Caalamka iyo kuwa maxaliga ah ee dalka Spain ayaa si wayn uga falceliyay kulankii El Clasico-da ee Santiago Bernabeu ku dhex maray kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kaas oo ay kooxda ay Valverde 3-0 ugu awood sheegatay kooxda koobka La Liga difaacanaysa ee Real Madrid. Saddex...

Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan
  Sky Sports ayaa soo dhamaystiray liiska 100 ka ciyaartoy ee sanadkan 2017 aduunka ugu fiican kadib markii uu maalmihii ugu danbeeyay si taxane ah u soo gudbinayay liiskan waxaana hadda lasoo Gaadhay ciyaartoy kasta oo ka mid ah 100 xidig ee aduunka ugu fiican sanadkan 2017 iyo kaalinta uu ka...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka
Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa horyaalka ee City ayaa kaalinta todobaad ka soo gashay kooxaha Premier League ee sannadkan 2017 lagu raadiyay Google ee UK gudaheeda...

Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”
  Xidiga reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa ku tilmaamay tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola ‘tababarihii ugu ciyaalsanaa ee uu abid la soo shaqeeyay.’ Kooxda reer Catalans ayaa 60 milyan euro ku qarashareysay weeraryahanka reer Sweden markii ay kala soo wareegeen Inter Milan sannadii...

Xidhiidhka Kubbada Cagta Germany Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Ciyaartooyada Qaranka Abaal Marinta U Siin Doonaan Koobka Aduunka.

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Xidhiidhka Kubbada Cagta Germany Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Ciyaartooyada Qaranka Abaal Marinta U Siin Doonaan Koobka Aduunka.
      Xidhiidhka kubbada cagta Germany ee DFB ayaa si rasmi ah u shaaciyay dhaqaalaha ay ku abaal marin doonaan ciyaartoyda xulka qarankooda marka uu sanadka cusub ee fooda inagu soo haya koobka aduunku uu ka furmo Russia. Xulka qaranka Germany ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan koobka aduunka...

Ganacsade Chinese ah Oo Iibsaday Kooxda Southampton

Published on Aug 16 2017 // Ciyaaro
Ganacsade Chinese ah Oo Iibsaday Kooxda Southampton
    Jisheng Gao oo ah ganacsade Shiinays ah iyo qoyskiisa ayaa dhamaystiray heshiiskii ay ku iibsan lahaayeen kooxda Southampton 80%.Bishii January ayay shirkadda Lander Sports Development ee uu leeyahay Gao sheegtay in iibka lagu heshiiyay, laakiin la wareegitaankani uu hadda yahay maalgalin...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!