Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.
  Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ka hadlay natiijada ka soo baxday isku aadkii laga sameeyay wareega siddeed dhamaadka tartanka UEFA Champions League-ga, isla markaana ay kooxdiisa kaga beegantay dhigeeda Juventus.Zinedine Zidane ayaa wuxuu Juventus maaliyadeedu xidhnaa...

Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario
Manchester United ayaa u dhaqaaqi doonta soo xerogalinta xidiga ku rafaadsan garoonka San Siro Ee Joao Mario, balse waxey kaliya talaabadaas qaadi kartaa marka uu kooxda ka baxo Henrikh Mkhitaryan sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya Ingiriiska.Kabtanka xulka Armenia Herikh Mkhitaryan waxaa la...

Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.
    Saxaafada Caalamka iyo kuwa maxaliga ah ee dalka Spain ayaa si wayn uga falceliyay kulankii El Clasico-da ee Santiago Bernabeu ku dhex maray kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kaas oo ay kooxda ay Valverde 3-0 ugu awood sheegatay kooxda koobka La Liga difaacanaysa ee Real Madrid. Saddex...

Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola
  Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu daboolka ka qaaday shalay oo Sabti ahayd In weeraryahanka reer Argantina Sergio Aguero uu go’aansaday inuu isaga dhaqaaqo Manchester City, sababa la xidhiidha khilaafaadka joogtada ah ee soo kala dhex galay isaga iyo Pep Guardiola.Sergio Aguero...

Barcelona Oo £132m U Ku Iibsanaysa Philippe Coutinho Maalmo Kadib

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Barcelona Oo £132m U Ku Iibsanaysa  Philippe Coutinho Maalmo Kadib
Kooxda Barcelona ayaa damacsan inay ku bixiso lacag gaadhaysa £132million heshiiska ii bee ciyaaryahanka naadiga Liverpool, Philippe Coutinho maalmaha ugu horeeya bisha January, sidaasna waxaa xaqiijiyey warar cusub oo warbaahintu ka heshay gudaha wadanka Spain.Majalada ‘The Sport newspaper’ ayaa...

Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan
  Sky Sports ayaa soo dhamaystiray liiska 100 ka ciyaartoy ee sanadkan 2017 aduunka ugu fiican kadib markii uu maalmihii ugu danbeeyay si taxane ah u soo gudbinayay liiskan waxaana hadda lasoo Gaadhay ciyaartoy kasta oo ka mid ah 100 xidig ee aduunka ugu fiican sanadkan 2017 iyo kaalinta uu ka...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka
Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa horyaalka ee City ayaa kaalinta todobaad ka soo gashay kooxaha Premier League ee sannadkan 2017 lagu raadiyay Google ee UK gudaheeda...

Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”
  Xidiga reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa ku tilmaamay tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola ‘tababarihii ugu ciyaalsanaa ee uu abid la soo shaqeeyay.’ Kooxda reer Catalans ayaa 60 milyan euro ku qarashareysay weeraryahanka reer Sweden markii ay kala soo wareegeen Inter Milan sannadii...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!