TACSI Ku Socota Reer Cabdulle Calasow

0
1560

Bahda Geeska Afrika Media Center oo kala ah Wargeyska Geeska Afrika oo ah maalinle magaalada Hargeysa kaga soo baxa luuqadda Somaliga iyo The Horn oo ah toddobaadle Ingiriis ah oo isna Hargeysa ka soo baxaa waxa ay tacsi u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyska uu ka geeriyooday Marxuum Sheikh Abdulle Alasow Rooble oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Si gaar ah waxa ay tacsidaas ugu dirayaan Daahir Cabdule Calasow oo ah tifaftiraha bogga caanka ah ee waagacusub.com

 

Alle haw naxariisto oo haw nuuro xabaasha