Tacsi Ku Socota Gudoomiyaha Geeska Afrika

1
1372

Bahda Geeska Afrika Media Center Ee Wargeysyada Geeska Afrika Iyo The Horn, waxa ay tacsi u dirayaan guddoomiyahooda Kamaal Axmed Cali, oo uu Alle haw naxariiste Aabihii Axmed Cali Marjaan, habeen hore ku geeriyooday magaalada Marka ee dalka Somaliya. Sidoo kale waxa ay tacsi u dirayaan qoyska reer Axmed Cali Marjaan. Alle haw naxariisto.

Comments are closed.