Tacsi Ay Jaaliyadda Somaliland Ee Qatar U Dirayaan Dawladda Djibouti, Qoyska Iyo Qaraabadii Jaamac Maxamuud Xayd

0
1338

tacsi1       Inaalilaahi waa Inaa Ilahayhi rajacuun .

Odayaasha iyo dhalinyarada hoos ku qoran oo ka mid ah Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Qatar waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyski iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd oo ahaa Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Dalka Jabouti – Ilahay Marxuumka Naxariisti jano ha ka waraabiyo , Qaranka Jabouti iee uu ka baxay iyo Shacbiga reer Somaliland ee sida fiican uyaqaanay Samir iyo iimaan ha ka siiyo – Aameen.

Cumar Xuseen Ducaale
Buux Caananuug
Xasan Cismaan Cajab
Cabdirahman Cismaan (Xawtaan)
Cumar Maxamed Dhamac
Maxamuud Aadan Dhari (Dubbe)
Yasiin Xasan Nuur
Aadan Maxamed Cali Gaboobe
Ismaaciil Aadan Dhari
Guray Muxumad Xayd
Cabdi Cige Xirsi
Ismaaciil Maxamed Ducaale
Cabdirahman Maxamed Ducaale
Maxamed Xuseen Ismaaciil
Khaliil Maxamed Axmed
Maxamed Cabdilahi Cumar
Cabdiladiif Cumar Aadam
Faysal Axmed Warsame
Maxamed Cumar Aadam
Cabdiraxman Nadalo
Faysal Siciid Caynab
Ismaaciil Jamaac Cali
Cali Cismaan Axmed 
Axmed Aw Maxamed
Siciid Axmed Cilmi
Cabdiraxman aw Cali 
Khadar Axmed Cilmi
Cumar Suldaan Sulub Nuur
Xasan Sheekh Ibrahim Sheekh Madar
Maxamed Rashid Yuusuf Guray
Muuse Haybe
Maxamed Dubbe