TACSI

1
1459

Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomay, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Fatima Xasan Rashid iyo wiilkooda Xuseen Maxamed Xuseen, Siyaad Xuseen Jaamac iyo xaskiisa Saynab Maxamed iyo inantooda Amiira Siyaad Xuseen, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac. Dhammaantood waxa ay tacsi u dirayaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta ay ka geeriooday marxuumad Aamin-khadra Ibrahim Carte oo Salaasadan maanta lagu aasay magaalada Hargeysa. Alle haw naxariisto hooyo Aamina-khadra Ibrahim Carte…Aamin

 

Comments are closed.