Soo Bixidda Buugga ‘AMIINA ALMUFTI’ Iyo Ereyada Ay Masuuliyiin Miisaan Lihi Ka Yidhaahdeen Buugga

25
827

Hargeysa (Geeska)- “Dagaal ba’an ayaa ka dhexeeya basaasiinta Yuhuudda iyo Falastiiniyiinta, iyo guud ahaan dalalka Carbeed ee ku xeeran. Labada dhinacna waxa ay adeegsadaan tab iyo xeelad kasta oo sirdoon iyo wax kasta oo basaasid loo adeegsan karo oo ay awoodaan. Si ay qolaba, qolada kale uga gacan sarreyso amni ahaan, dhagaraheedana isaga ilaaliso. Waxa se ay khatartu ugu badan tahay marka basaasiinta la isu adeegsanayaa ay yihiin bani’aadam.

Runtii Amiina Almufti, waxa ay ahayd basaasad aad u halis badan oo si hagar la’aan ah ugu adeegtay MOSSAD, una fududaysay in ay ogaato siro badan oo khatar ah.

Amiina in kasta oo ay aargoosasho shakhsi ah ku gashay hawshan, haddana kama ay maqnayn dhaqan xumadii ay MOSSAD lafteedu bartay. Waana caado lagu yaqaanno MOSSAD in qofka ay dabinka basaasnimada gelinayso, ay marka hore u samayso barmadow oo ay ugu hanjabto (Blackmailing).

Waxa aan odhan karaa buuggani waxa uu xambaarsan yahay qiso basaasnimo oo aad u xiise badan. casharrada aynu ka baranaynana uu ugu horreyo; in cadowgaaga oo muwaadiniintaada adeegsadaa uu si sahal ah sirtaada u helayo, kaagana rayn karo.”

Hadalkan waxaa yidhi wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi Cirro) oo aragtidiisa ka dhiibtay buugga dhowaan Afsoomaaliga ku soo baxay ee ‘Amiina Almufti’ oo uu soo akhriyey.

Buuggan oo ah kii labaad ee ka mid ah buugaagtii sida taxanaha ah ugu soo bixi jirtay wargeyska GEESKA AFRIKA, waxa uu xambaarsan qiso sirdoon oo aad u xiiso badan, taas oo uu afka carabiga ka soo rogay Kamaal Axmed Cali.

Sida magaciisaba ka muuqata waxa uu buugga ‘Amiina Almufti’ ka warramayaa gabadha magacan leh oo ahayd, raaxo ku kor u dhalatay dalka Urdun oo qalbijabkii koowaad ee nolosheeda kala kulantay wiil Falastiini ah oo kaga baxay caashaq carruurnimo, xaaladdii nafsiga ahayd ee ay ka qaadayna sabab u noqotay in ay dhibco aad u hooseeya keento imtixaankii dhammaadka dugsiga sare.

Amiina waxa ay waxbarasho jaamacadeed u tagtay dalka Usteri, laakiin dhaqan-gaddoon ku dhacay ayaa ka fogeeyey anshixii iyo dhaqankii dhowrsoonaa ee lagu soo barbaariyey.  Waxa ay guursatay Yuhuudi ay jeclaatay oo shardi kaga dhigay in ay Islaamka ka baxdo.

Waxa uu buuggu halkaa ka sii raacayaa sheekada geeddigii dheeraa ee nolosha Amiina u bilowday guurkaas kaddib, oo ah jidkii ku hoggaamiyey in ay MOSSAD u noqoto basaasaddii Carbeed ee abid ugu khatarsanayd. Waxa uu si waafi ah u soo bandhigayaa hawlgalladii basaasidda ahaa ee ay sida mucjisada ah ugu guulaysatay, xidhiidhkii iyada iyo madaxda reer Falastiin ee ay kalsoonida ku beeratay, cadaawaddii ay Carabta u qabtay iyo sababta kalliftay, xiisaha qaabkii uu sirdoonka Falastiiniyiintu ku fashiliyey basaasnimadeeda iyo ku soo noqoshadeedii Israa’iil.

Sheekadani waxa ay ku dhisan tahay qiso dhab ah oo marka laga tago xiisaha ku jira ee hawlaha sirdoonka, sida oo kale xambaarsan xogo dad badani aanay ka warhayn oo la xidhiidha colaadda Falastiiiniyiinta iyo Yuhuudda.

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Cali Maxamed Warancadde, ayaa sida oo kale ka mid ahaa dadka tirada badan ee buuggan akhriyey, isaga oo faallo kooban ka bixinayana waxaa hadalladiisa ka mid ahaa, “Waxa uu buuggani si waafi ah inoo tusayaa dhinac ka mid ah loollanka u dhexeeya Falastiiniyiinta iyo Israa’iil. Waa dagaalka sirdoonka iyo amniga oo aanay dad badani kaba warqabin jiritaankiisa iyo in Falastiiniyiintu ay marar badan sirdoonka ka gaadhaan guulo lama filaan ah.

Waxa kale oo uu xogo cilmi ah oo fiican siinayaa, ruux kasta oo xiiseeya cilminafsiga, gaar ahaan in uu marag u helo, saamaynta ay duruufaha nafsiga ahi ku yeeshaan dabeecadaha iyo anshaxa qofka.

Waxa uu buuggani tusaale fiican u yahay faa’iidada cilmiga ah iyo fahamka taariikheed ee laga dheehan karo turjumaadda kutubta, waxtarka leh ee ku qoran afafka ummadaha dunida innagula nool”

 

25 COMMENTS

  1. Aw, this was a really nice post. In thought I wish to put in writing like this moreover – taking time and precise effort to make an excellent article… but what can I say… I procrastinate alot and on no account appear to get something done.

  2. In between me and my husband we’ve owned added MP3 players more than the yrs than I can depend, which include Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, etc. But, the past pair decades I have settled down toward 1 line of gamers. Why? Considering the fact that I was happy towards uncover how well-designed and pleasurable in the direction of retain the services of the underappreciated (and widely mocked) Zunes are.

  3. I do accept as true with all of the ideas you’ve presented for your post. They’re very convincing and can definitely work. Still, the posts are too short for novices. May just you please extend them a little from next time? Thank you for the post.

  4. The contemporary Zune browser is remarkably beneficial, nonetheless not as very good as the iPod’s. It performs perfectly, nevertheless isn’t as fast as Safari, and is made up of a clunkier interface. If oneself occasionally method on employing the world wide web browser which is not an issue, still if you’re creating to study the website alot from your PMP then the iPod’s greater exhibit and greater browser may perhaps be major.

  5. I precisely needed to appreciate you once more. I do not know what I could possibly have sorted out in the absence of the type of basics documented by you over my topic. This has been an absolute traumatic circumstance in my position, but being able to see the very specialized fashion you managed it made me to leap over joy. I am grateful for your information and then wish you know what a great job that you’re accomplishing instructing some other people by way of your site. I am certain you have never met all of us.

  6. Hiya, I’m really glad I have found this information. Today bloggers publish only about gossips and internet and this is actually frustrating. A good site with interesting content, that’s what I need. Thank you for keeping this web-site, I’ll be visiting it. Do you do newsletters? Cant find it.

  7. Great blog! Is your theme custom made or did you download it from somewhere? A theme like yours with a few simple tweeks would really make my blog shine. Please let me know where you got your design. Kudos

  8. Hi there, just became alert to your blog through Google, and found that it is truly informative. I’m going to watch out for brussels. I’ll be grateful if you continue this in future. A lot of people will be benefited from your writing. Cheers!

  9. I discovered your weblog web site on google and examine just a few of your early posts. Continue to maintain up the very good operate. I simply further up your RSS feed to my MSN Information Reader. Searching for forward to studying extra from you later on!…

  10. Sorry for the enormous study, but I am extremely loving the contemporary Zune, and be expecting this, as very well as the top quality reviews some other us residents have published, will assist by yourself come to a decision if it is really the right selection for your self.

  11. Someone necessarily help to make critically posts I might state. That is the very first time I frequented your web page and to this point? I surprised with the analysis you made to make this particular put up extraordinary. Great job!

  12. Nice blog here! Also your site loads up fast! What web host are you using? Can I get your affiliate link to your host? I wish my website loaded up as quickly as yours lol

  13. The refreshing Zune browser is surprisingly beneficial, nevertheless not as Terrific as the iPod’s. It operates effectively, but isn’t as instant as Safari, and is made up of a clunkier interface. If by yourself occasionally method on applying the internet browser that’s not an issue, however if you are planning toward examine the web alot against your PMP then the iPod’s greater display and far better browser may perhaps be vital.

  14. You can certainly see your expertise in the work you write. The sector hopes for even more passionate writers like you who aren’t afraid to say how they believe. At all times go after your heart.

  15. The fresh Zune browser is remarkably constructive, nonetheless not as good as the iPod’s. It functions properly, yet is not as instantaneous as Safari, and includes a clunkier interface. If yourself often program upon using the web browser that’s not an issue, nonetheless if you happen to be creating in the direction of examine the world wide web alot towards your PMP then the iPod’s much larger show and better browser could possibly be important.

  16. Palms down, Apple’s app retailer wins by means of a mile. It is really a huge quantity of all kinds of apps vs a instead not happy quantity of a handful for Zune. Microsoft incorporates applications, primarily within just the realm of video games, however I am not indeed I might have to have towards guess on the future if this characteristic is critical in the direction of yourself. The iPod is a a lot improved determination inside of that situation.

  17. Wonderful beat ! I would like to apprentice while you amend your website, how could i subscribe for a blog web site? The account helped me a acceptable deal. I had been tiny bit acquainted of this your broadcast provided bright clear concept

  18. Amongst me and my partner we have owned much more MP3 gamers earlier mentioned the decades than I can count, such as Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, and so on. But, the last pair a long time I’ve solved down in the direction of just one line of gamers. Why? Because I was joyful towards find how well-designed and exciting in the direction of retain the services of the underappreciated (and widely mocked) Zunes are.

  19. I simply want to mention I am just new to blogging and definitely loved you’re web page. Probably I’m going to bookmark your blog post . You absolutely have excellent writings. Thank you for sharing your webpage.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.