Sheekada Hal Sawir Oo Sabab U Noqday In Uu Isbeddelo Wejigii Uu Ku Socday Dagaalkii Fiyaatnaam Ee Maraykanku

20
777


Manila (Geeska)- Konton sano ka hor, ayaa uu taliyihii booliiska qaranka ee dalkii la odhan jiray Koonfurta Fiyetnaam, waxa uu si aanu isba dhibin u kaxeeyey maxbuus, oo uu geeyey badhtmaha magaalada la odhan jiray Saigon oo xilligaas caasimad u ahayd Koonfurta Fiyetnaam, laakiin hadda loo yaqaanno Ho Chi Minh. Kaddib inta uu shaaraca dhexdiisa istaajiyey ayaa uu baastoolad madaxa kaga dhuftay iyada oo ay ka muuqatay in aanu wax qiimayn ah u haynin ninkan, jixinjixii bani’aadamnimaduna ka dhintay, bartii ayaanu maydkiisa kaga tegey. Meel dhowr tallaabo u jirta waxaa soo taagnaa sawirqaade lagu magacaabo Eddie Adams oo ka tirsanaa wakaaladda AP, kaas oo inta uu ka faa’iidaystay fursaddaas taariikhiga ah ee muujinaysa arxandarrada ninkan, ka qaaday sawir waaray, oo sabab u noqday dhacdooyin badan, oo ay ka mid tahay in uu beddelay fikirkii raylcaamka dunidu ka qabay dagaalka Fiyetnaam.
Sawirka waxaa ka muuqda taliyihii booliiska Koonfurta Fiyetnaam Janaraal Eddie Adams oo inta uu dhabarka u jeediyey sawirqaadaha, gacanta bixid kala baxsaday, ta midigtana inta uu kala bixiyey, baastooladdii uu ku haystay, madaxa kaga haya maxbuuskan oo aan xidhnayn labbis ciidan ama wax caddaynaya in uu ahaa dagaalyahan ka tirsanaa jabhaddii Viet Cong oo sida oo kale loo yaqaannay jahbadda waddaniga ah ee xoraynta (NLF). Waxa uu ahaa urur hubaysan oo hantiwadaagga aaminsanaa, kaas oo intii u dhexeysay 1954 illaa 1976 kii, dagaal ba’an kala soo horjeeday dawladdii Koonfurta Fiyetnaam iyo Maraykanka oo ciidamadiisa u diray dalkasa si loo difaaco dawladda uu taageersanaa.
Ninka uu janaraalka booliiska haystaa gacantiisa ku dilay oo magaciisu ahaa Nguyen Van Lim in kasta oo da’diisu ay soddonaad ahayd, haddana muuqaal ahaan waxa uu u ekaa in uu da’daas aad uga yaraa, waxa aana wejigiisa ka muuqday cabsi badan iyo dareenka naxdinta leh ee uu ka qabay rasaasta ku soo socota.

Maalintii labaadba sawirka wiilkani waxa uu ku soo baxay bogagga hore ee wargeysyada Maraykanka oo uu ka mid yahay New York Times, waxa sida oo kale muuqaalkan oo fiidyow waqti gaaban soconaya ah baahiyey talefishanka NBC. Taas oo sababtay in sawirkan ay arkaan dadka Maraykan oo u arkay muuqaal fool xumo ku ah sharaftooda, oo muujinaya bahalnimada dawladda ay ciidamadoodu taageerayaan ee Koonfurta Fiyetnaam. Sawirkani waxa uu noqday dhimbiil hurisay cadhadii dadweynaha Maraykan ay kala horyimaaddeen dagaalka ay dawladdoodu kaga jirto Fiyetnaam oo aakhirkii sababtay in uu rayulcaamka dalka oo dhami diido.
Michelle Nickerson oo kaaliye-Baresare oo dhiga taariikhda ka ahaa jaamacadda Loyola oo ku taalla gobalka California ee dalka Maraykanka, si gaar ahna u daraaseeyey dhaqdhaqaaqii joojinta dagaalka ee xilligaas ka dhacay dalka Maraykanka ayaa yidhi, “Sawirkani waxa u udadkii ku dhaliyey cadho aad u weyn oo aanu abuuri kareen qoraal kasta oo arrintan laga sameeyaa.” Nicherson waxa uu intaas ku daray, “Sawirkani waxa uu soo turjumay runtii jirtay, oo uu u soo gudbiyey si aan la qiyaasi karin, marka la eego tirada dadka markii ay arkeen degdeg u qaatay go’aan ka soo horjeeda dagaalka”
Sawirkan waxaa la qaaday kowdii bishii labaad ee sannadkii 1968 kii oo maanta laga joogo 50 sano, waxa ay ku beegnayd laba dharaarood uun kaddib markii xoogaggii jabhadda Viet Cong oo garab ka helayey ciidamadii dawladdii woqooyiga Fiyetnaam ay weerarro culus ku s oo qadeen dawladda Koonfurta iyo ciidamadii Maraykanak ee xoojinayey, waxa ay jabhaddu gashay tobannaan magaalo oo Koonfurta ka mid ahaa, waxa aanay la wareegeen inta badan ee magaalada caasimadda ahayd ee Saigon, waxa aanay la wareegeen xarumihii ay deggenaayeen ciidamada Maraykanka ee ilaalada safaaradda ahaa.
Sawirka uu qaaday saxafiga Adams waxa uu ku guulaystay in la siiyo abaalmarinta caanka ah ee Pulitzer Prize oo dalka Maraykanka ka jirta, taas oo la siiyo wargeysyada, majalladaha iyo warbaahinta la mid ah ee qoran. Majaladda Times ayaa iyaduna sawirkan u aqoonsatay boqolkii sawir ee waqtigaas ugu saamaynta badnaa.
Waxaa xiise mudan in taliyihii bilayska ee hawlgalkaas fuliyey uu sawirkani ku noqday masiibo aan ka hadhin illaa maalintii uu godgalay. Markii uu Maraykanku dagaalkii joojiyey ee uu ciidamadiisa kala baxay Fiyetnaam, rag uu taliyahani ka mid ahaa waxaa loo qaaday Maraykanka iyada oo laga cabsi qabo in la waxyeelleeyo, maadaama oo uu Maraykanka xulafo la’ ahaa. Laakiin Maraykanka waxaa ku sugayey dooddii iyo cadhadii ka dhalatay sawirkan. Waxa dawladdii Maraykanka culays xooggan lagu saaray in Janaraalkan lagala noqdo sharciga deggenaanshiyaha rasmiga ah ee la siiyey. Sannadkii 1978 kii oo ay xukuumaddii jirtay u adkaysan weyday cadaadiskaasna waxa ay mar ku sigatay in ay kala noqoto sharciga ‘Green Card’ laakiin dib baa loogu dhigay. Waana sababta sawirkani uu u noqday kii keliya ee beddelay wejigii uu marka hore ku socday dagaalka Maraykanka ee Fiyetnaam.
Dadka Maraykan sawirkan ka hor waxa ay aaminsanaayeen in dawladdoodu ay dimuqraadiyadda iyo dhawrista xuquuqda aadamaha ku faafinayso dalkan, kana hortegeyso shuuciyadda, laakiin markii sawirkani soo baxay waxaa ay dadku aamineen fikir kaas ku liddi ah. Waxa ay aamineen in dawladdoodu ay dilka sharci darrada ah iyo ku tumashada xuquuqaha caawinayso, maadaama oo janaraalka falkan ku kacay uu ka mid ahaa xulafadeeda.
Janaraalkani aakhirkii iyada oo ay weli dooddaasi taagan tahay ayaa uu labaatan sano kaddib sawirkii ku dhintay gobalka Virginia ee dalka Maraykanka, halkaas oo uu maamule ka ahaa hudheel yar oo ku yaallay.
In badan ayaa la sheegaa in sawirku uu u dhigmo kun erey, waxa aana la aaminsan yahay in sawirku uu yahay hubka ugu dilaa san ee dunidan casriga ah lagu dagaallamo, waana sababta uu sawirqaadihii sawirkan qaaday u yidhi, “Janaraalkaas waxa aan ku dilay ishii kamaraddayda” mar uu la hadlayey majaladda TIME.
Laakiin sidaas oo ay tahay, haddana runta uu Adams iyo sawirqaade kasta qirsan yahay waa in sawirku aanu bixin qisada oo dhammaystiran, sidaa awgeed aan xukun lagu gaadhi karin, tusaale ahaan sawirkan buuqa siyaasadeed dhaliyey, colaaddii Fiyetnaan soo afjaray, janaraalkiina silica ku dilay, markii dib qisadiisa loogu noqday waxaa la ogaaday in maxbuus uu Janaraalku dilay aanu ahayn qudhiisu beri ahayn, balse uu dilay dhammaan xubnihii qoyska mid ka mid ah masuuliyiintii dawladda.

20 COMMENTS

  1. A lot of thanks for each of your effort on this website. My mother loves participating in investigations and it’s really easy to see why. A number of us notice all relating to the powerful form you provide practical techniques via this web site and therefore increase contribution from website visitors on this concept plus our favorite daughter is without a doubt being taught a lot of things. Take pleasure in the remaining portion of the year. You are conducting a stunning job.

  2. Zune and iPod: Maximum These look at the Zune to the Touch, but at the time looking at how slender and remarkably little and gentle it is, I take into account it in the direction of be a as a substitute exceptional hybrid that combines traits of both the Touch and the Nano. It really is unbelievably vibrant and gorgeous OLED show is somewhat more compact than the contact screen, yet the player alone feels quite a bit smaller sized and lighter. It weighs concerning 2/3 as a lot, and is substantially lesser in just width and height, despite the fact that staying basically a hair thicker.

  3. It’s the best time to make some plans for the future and it’s time to be happy. I’ve read this post and if I could I want to suggest you some interesting things or tips. Maybe you can write next articles referring to this article. I want to read more things about it!

  4. If you might be however on the fence: seize your favored earphones, mind down to a Easiest Get and talk to toward plug them into a Zune then an iPod and perspective which a person appears much better in direction of on your own, and which interface tends to make yourself smile even more. Then you may recognize which is specifically for yourself.

  5. Hello, Neat post. There is an issue with your web site in web explorer, might check this… IE nonetheless is the market leader and a huge element of folks will leave out your wonderful writing due to this problem.

  6. As I web-site possessor I believe the content matter here is rattling wonderful , appreciate it for your hard work. You should keep it up forever! Best of luck.

  7. I loved as much as you’ll receive carried out right here. The sketch is tasteful, your authored material stylish. nonetheless, you command get bought an impatience over that you wish be delivering the following. unwell unquestionably come more formerly again as exactly the same nearly a lot often inside case you shield this increase.

  8. Thanks for your concepts. One thing we have noticed is the fact banks plus financial institutions really know the spending habits of consumers and also understand that many people max out their credit cards around the trips. They properly take advantage of this particular fact and then start flooding ones inbox as well as snail-mail box together with hundreds of no-interest APR credit card offers shortly after the holiday season ends. Knowing that if you are like 98% of the American community, you’ll soar at the opportunity to consolidate credit card debt and switch balances to 0 interest rate credit cards.

  9. Sorry for the substantial study, still I am rather loving the contemporary Zune, and count on this, as effectively as the excellent reviews some other us residents comprise composed, will help your self determine if it truly is the specifically determination for your self.

  10. The Zune concentrates on remaining a Portable Media Player. Not a web browser. Not a recreation machine. Perhaps in the long run it’ll do even far better within just all those areas, nevertheless for presently it is a Great route in direction of prepare and listen towards your tunes and videos, and is without the need of peer in that regard. The iPod’s pros are its net viewing and programs. If all those good further compelling, potentially it is your most straightforward determination.

  11. I have learn several good stuff here. Definitely value bookmarking for revisiting. I surprise how much effort you set to make one of these wonderful informative web site.

  12. I was just looking for this info for some time. After 6 hours of continuous Googleing, finally I got it in your website. I wonder what’s the lack of Google strategy that do not rank this kind of informative sites in top of the list. Usually the top websites are full of garbage.

  13. I will tools this review in the direction of 2 layouts of people: recent Zune house owners who are taking into consideration an up grade, and persons striving in the direction of make a decision involving a Zune and an iPod. (There are other players really worth taking into consideration out there, which include the Sony Walkman X, yet I be expecting this provides on your own plenty of facts toward create an knowledgeable final decision of the Zune vs gamers other than the iPod line as properly.)

  14. The new Zune browser is astonishingly positive, but not as superior as the iPod’s. It operates perfectly, still just isn’t as prompt as Safari, and has a clunkier interface. If your self occasionally system on getting the internet browser that’s not an issue, nevertheless if you’re building to browse the net alot from your PMP then the iPod’s larger display screen and superior browser may well be critical.

  15. I just want to tell you that I am very new to blogs and certainly liked you’re page. Most likely I’m likely to bookmark your blog . You amazingly have incredible writings. Regards for sharing your webpage.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.