Shakhsiyadda Sannadka Ee Wargeyska Geeska Afrika

0
1470

 

Picture1Wargeyska Geeska Afrika waxa uu akhristayaashiisa fursad u siinayaa in ay aragtidooda ka soo dhiibtaan shakhsiyadda sannadkan uu wargeysku xulay. Qoraalku waa in aanu ka badnaan 460 erey, soona gaadhaa wargeyska ugu dambayn Axadda, 24ka Feebarweri 2013ka inta ka horreysa 8 pm.