Shacabka Oo U Dheg Taagaya Natiijada Doorashada Oo Guddiga Doorashada Laga Sugayo

27
3486

Hargeysa(Geeska)-Shacabka Somaliland ayaa u dheg taagaya natiijada doorashada madaxtooyada ee ay codeeyeen 13 November, taas oo ay ku tartameen saddexda xisbi ee Waddani, KULMIYE iyo UCID.

Shacabka Somaliland, gaar ahaan kuwa Hargeysa ku nool ayaa subaxdii ku soo kalaha duleedka xarunta guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka rajo qaba in lagu dhawaaqo natiijada doorashadaas. Laakiin maanta oo ay toddoba caano-maal ka soo wareegeen maalintii loo dareeray doorashada, ayaa waxay shacabku weli sugayaan natiijada doorashada ay codeeyeen. Guddiga doorashada ayaa hore u balan qaaday inay natiijada ku dhawaaqi doonaan 16 November, 17 ama 18 November.
Hase yeeshee, sida la filayo ugu dambayn Isniinta beri ama Salaasada ayaa suurtogal ah inay ku dhawaaqaan guddiga doorashadua natiijada.
Si kastaba ha ahaate, shacabka ayaa u dheg taagaya murashaxa madaxweyne ee ku guulaystay natiijadii doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here