Saadaasha Kala Duwan Ee Sannadka 2013-ka Ka Bixiyeen Xidigayaasha Adduunku (Q.2)

0
880

 

 

Misheel Xaayik:

Misheel Xaayik oo sida aynu hore u soo xusnay ah xiddigiye  u dhashaya dalka Lubnaan oo tan iyo sannadkii 1985kii sannad kasta bilowgiisa saadaalinayey dhacdooyinka uu filayo in ay sannadkaas dhacaan, waxa uu xiddiginta ku bilaabay yari, dhacdooyinka xusuusta leh ee laga reebayna waxaa ka mid ahaa markii isaga oo aad u yar uu sannadkii 1987kii saadaaliyey dilkii raysalwasaarihii dalka L