Qodobada Ugu Waaweyn Ee Diiwaanka U Galay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi 120kii Maalmood Ee U Horreeyey

45
131

Hargeysa (Geeska)Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo shaqadeeda bilowday 13-kii December 2017, ayaa shaacisay waxqabadka u qabsoomay muddadii 120ka maalmood ee u horreeyey xilkeeda oo ku beegnayd 12-kii April 2018.

Waxqabadka xukuumadda ee 120ka maalmood oo lagu soo bandhigay Majalad (Magazine) la yidhaa HILAADSHE iyo barmaamij muuqaal ah oo laga baahiyey telefishannada, ayaa ka kooban dhinacyada siyaasadda, horumarka dhaqaalaha, kaabayaasha dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo amniga, kuwaas oo waxqabad muhiim ah laga sameeyey.

Haddaba, marka la soo ururiyo waxqabadka xukuumaddu ku samaysay muddada afarta bilood ah ee ay jirtay, isla markaana laga soo qaado qodobada ugu muhiimsan ee barmaamijka la shaaciyey ku jira waxa ka mid ah;

Safarradii Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalalka sida Imaaraadka, Itoobiya iyo Jabuuti waxa ka dhashay inuu kor u kaco meeqaamka diblumaasiyadda Somaliland, iyadoo dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabtu aqoonsatay Baasaboorka Somaliland.

Waxa la dardargeliyey fulinta heshiisyadii Somaliland la gashay Imaaraadka ee ku saabsanaa ballaadhinta iyo casriyeynta Dekedda Berbera iyo mashaariicda kale ee wehelinaysay.

Waxa la toosiyey nidaamka maamulka iyo haykalka dawladnimo, iyadoo wax ka beddel lagu sameeyey hannaanka shaqo ee masuuliyiinta iyo shaqaalahaba.

Buugaagta ardaydu wax ka barato ee fasallada Hoose/dhexe ee dugsiyada Dawladda ayaa bilaash laga dhigay, iyadoo xukuumaddu dusha u ridatay kharashka ku baxa oo ah lacag dhan 1.2 bilyan Shillinka Somaliland.

Waxa la bilaabay hirgelinta barmaamijka shaqo Qaran oo lagu hawlgelinayo dhallinyarada reer Somaliland ee waxbaratay, kaas oo loo sameeyey xisaab-socod (Account) u gaar ah loogu shubo lacag dhan hal bilyan oo shillinka Somaliland bil kasta laga soo bilaabo January 2018, si sannadka dhammaadkiisa loo helo lacag 12 bilyan SL.SH oo lagu bilaabo barmaamijkan shaqo. Waxa kaloo la sameeyey Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland oo Madaxweyne Muuse Biixi uu ku shubay kaalmadii u horreysay oo dhamayd laba bilyan oo shillinka Somaliland oo u dhiganta $200,000,000.

Odoraska Miisaaniyad-sannadeedka Qaranka Somaliland ee sannadka 2018-ka oo dhawaan ay ansixiyeen Golaha Wakiilladdu, cadadkeeduna dhanyahay; hal tiriliyan, lix boqol iyo sideetan iyo toddoba bilyan oo Shilinka Soomaliland ah (1687,0000,000,000), una dhiganta Laba boqol iyo Kow iyo Sideetan Malyuun oo Dollar (281,000,000 US), ayaa boqolkiiba 34% ka mid ah ay xukuumaddu u qoondaysay dhinaca horumarinta, waxaanna mushaharka loogu kordhiyey macallimiinta dawladda iyo ciidammada kala duwan ee Qaranka.

Muddadii 120ka maalmood ahayd waxa xukuumaddu dib-u-hawlgelisay 42 goobood oo kuwa caafimaadka ah oo ku kala yaala dhammaan gobollada dalka.

Xukuumaddu waxay bilowday kobcinta wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan dhanka beeraha oo ay masuuliyad iska saartay inay u qodo dhulka dadka danyarta ah in ka badan 16 kun oo saacadood, iyadoo xukuumaddu lafteeduna qodonaysa dhul-beereed gaar u ah.

Waxyaabaha kale ee waxqabadka xukuumaddu baahisay ku jira waxa ka mid ah ku dhaw 50 ceel biyood oo isugu jira riigag la qoday iyo ceelasha gaagaaban oo ku shaqaynaya tamarta caddeeda laga dhaliyo, ayaa Wasaaradda Khayraadka Biyuhu muddadaa kooban ku hirgelisay, qaarkoodna la wareegtay, iyadoo kaashanaysa dawladaha taageera Somaliland iyo qaar ka mid ah hay’adaha ku sugan dalka ee ka shaqeeya arrimaha biyaha.

Waxa la dhammaystiray diiwaangelinta dhammaan shaqaalaha dawladda ee guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo qayb ka ah barmaamijka tayeynta iyo tira-koobka shaqaalaha iyo shaqada dawladda, iyadoo sidoo kalena ay jirtay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland digreeto ku amray in haweenka kooto laga siiyo nidaamka shaqaalaynta dawladda.

Waxa markii u horreysay la diiwaangeliyey tirada shaqaalaha ajnebiga ah ee ka shaqaysta gudaha Somaliland, si loo qiimeeyo shaqooyinka muwaadiniintu qaban karaan ee ay hayaan ajaanibku.

Si loo xafido khayraadka dalka xukuumaddu waxay kala noqotay ruqsadihii ay haysteen kalluumaysatadii Shisheeye ee ku sugnaa badda Somaliland, tallaabaddaas oo ay si ballaadhan u soo dhaweeyeen Kalluumaysatada waddaniga ahi, taas oo faa’iido weyna ay ka heleen, isla markaana laga dareemay suuqyada magaalooyinka waaweyn xaddiga Kalluunka ee soo galaya. Waxa kaloo la daweeyey xoolo nool oo tiradoodu gaadhayso 53,752 neef oo isugu jira Geel, Adhi iyo Lo’.

Waxa xukuumaddu saxeexday heshiis cusub oo shirkado caalami ahi sahamin shidaal ay kaga samaynayaan deegaamo ka tirsan Gobolka Saaxil.

Xukuumaddu waxay xil weyn iska saartay hagaajinta amniga gudaha iyo sugidda xuduudaha dalka, iyadoo ciidanka Qaranka Somaliland oo gacan ka helaya shacab-weynaha Gobolka Sool ay ku durkeen xuduudka dhanka bari, iyagoo fadhiisimo cusub ka samaystay deegaamada Tuko-raq iyo Boocame.

Intani waa qaar ka mid ah qodobada ugu waaweyn ee ka dhex muuqda waxqabadka xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee afarta bilood ee u horreeyey xukunkeeda, hase ahaatee waxa jira mashaariic iyo waxqabadyo kale oo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin oo ay hirgeliyeen wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee xukuumaddu muddadaasi.

 

45 COMMENTS

  1. I will machines this overview to Two designs of Those: present Zune owners who are looking at an up grade, and All those hoping to decide in between a Zune and an iPod. (There are other avid gamers importance contemplating out there, such as the Sony Walkman X, yet I assume this delivers oneself more than enough information toward make an aware final decision of the Zune vs players other than the iPod line as well.)

  2. Hey there, You’ve done an incredible job. I’ll certainly digg it and for my part suggest to my friends. I am confident they will be benefited from this website.

  3. Thanks for the sensible critique. Me & my neighbor were just preparing to do some research on this. We got a grab a book from our local library but I think I learned more from this post. I am very glad to see such great information being shared freely out there.

  4. That is very fascinating, You’re an excessively skilled blogger. I’ve joined your rss feed and stay up for in quest of extra of your great post. Also, I have shared your site in my social networks!

  5. Thank you for sharing excellent informations. Your web site is so cool. I’m impressed by the details that you’ve on this website. It reveals how nicely you perceive this subject. Bookmarked this website page, will come back for more articles. You, my pal, ROCK! I found just the info I already searched everywhere and just couldn’t come across. What a perfect site.

  6. I have been browsing on-line greater than three hours as of late, yet I never discovered any fascinating article like yours. It¡¦s beautiful price sufficient for me. In my view, if all web owners and bloggers made just right content as you probably did, the net will be much more helpful than ever before.

  7. I think this is one of the most vital info for me. And i’m glad reading your article. But should remark on some general things, The site style is ideal, the articles is really great : D. Good job, cheers

  8. The Zune concentrates upon remaining a Transportable Media Player. Not a net browser. Not a recreation machine. Quite possibly inside the future it’s going to do even better inside of those areas, nevertheless for by now it can be a Terrific course to arrange and listen in the direction of your music and movies, and is without peer within that regard. The iPod’s strengths are its internet viewing and apps. If individuals reliable extra persuasive, potentially it is your best determination.

  9. Normally I do not read article on blogs, however I wish to say that this write-up very compelled me to check out and do it! Your writing taste has been amazed me. Thanks, very nice post.

  10. Thanks, I’ve recently been searching for information about this subject for a long time and yours is the best I have discovered so far. However, what about the bottom line? Are you positive concerning the supply?

  11. This is using a little bit additional subjective, yet I considerably prefer the Zune Market place. The interface is colourful, includes even more flair, and some awesome features including ‘Mixview’ that allow you quickly watch identical albums, audio, or other end users equivalent toward what you’re listening in the direction of. Clicking on a person of those will centre on that merchandise, and a further set of “neighbors” will arrive into opinion, allowing you toward navigate around looking into through related artists, music, or consumers. Conversing of end users, the Zune “Social” is on top of that ideal fun, making it possible for yourself uncover other individuals with shared preferences and becoming mates with them. Yourself then can listen in the direction of a playlist crafted centered on an amalgamation of what all your pals are listening toward, which is on top of that thrilling. All those concerned with privacy will be relieved towards understand your self can stay clear of the general public versus viewing your specific listening patterns if yourself therefore decide.

  12. I just could not depart your website prior to suggesting that I actually loved the standard info a person supply on your guests? Is gonna be again frequently in order to check out new posts

  13. Perfectly pent written content, appreciate it for information. “You can do very little with faith, but you can do nothing without it.” by Samuel Butler.

  14. Keep up the excellent work , I read few posts on this website and I conceive that your web blog is rattling interesting and has sets of wonderful information.

  15. Very nice post. I just stumbled upon your weblog and wanted to say that I’ve truly enjoyed surfing around your blog posts. After all I will be subscribing to your rss feed and I hope you write again very soon!

  16. Very well written information. It will be supportive to anyone who employess it, including yours truly :). Keep doing what you are doing – i will definitely read more posts.

  17. I am not sure where you’re getting your information, but great topic. I needs to spend some time learning much more or understanding more. Thanks for magnificent information I was looking for this information for my mission.

  18. I simply wanted to thank you so much again. I am not sure the things I would’ve done without the entire ideas discussed by you relating to such a situation. It previously was a real daunting case in my circumstances, however , discovering a specialised tactic you handled the issue made me to leap over joy. Extremely happy for the service and as well , believe you find out what a great job your are providing instructing many others by way of a web site. Probably you have never encountered all of us.

  19. I happen to be commenting to make you understand what a amazing discovery my wife’s girl obtained visiting your web site. She realized lots of details, most notably how it is like to have an ideal giving mindset to have the mediocre ones clearly understand a number of tricky issues. You undoubtedly exceeded our own expectations. I appreciate you for giving those productive, trusted, edifying and in addition cool tips about the topic to Evelyn.

  20. Apple now incorporates Rhapsody as an app, which is a Terrific start out, yet it is at present hampered by the incapability in direction of retail outlet locally on your iPod, and has a dismal 64kbps little bit rate. If this adjustments, then it will relatively negate this comfort for the Zune, nonetheless the Ten songs for every month will nonetheless be a big in addition within just Zune Pass’ want.

  21. I’ve been browsing online more than three hours today, yet I never found any interesting article like yours. It’s pretty worth enough for me. Personally, if all webmasters and bloggers made good content as you did, the internet will be much more useful than ever before.

  22. The new Zune browser is surprisingly Fantastic, but not as Fantastic as the iPod’s. It is effective nicely, nevertheless isn’t really as immediate as Safari, and is made up of a clunkier interface. If your self once in a while program upon utilizing the net browser which is not an issue, still if you are designing in direction of go through the net alot towards your PMP then the iPod’s larger sized display screen and far better browser may perhaps be substantial.

  23. I haven’t checked in here for some time as I thought it was getting boring, but the last several posts are good quality so I guess I will add you back to my everyday bloglist. You deserve it my friend :)

  24. Hands down, Apple’s app retail store wins through a mile. It truly is a huge number of all varieties of apps vs a fairly sad selection of a handful for Zune. Microsoft is made up of Strategies, specifically in the realm of game titles, nevertheless I am not indeed I would require towards bet upon the potential if this feature is critical to yourself. The iPod is a considerably much better final decision inside that scenario.

  25. You actually make it seem so easy with your presentation but I find this topic to be really something which I think I would never understand. It seems too complex and extremely broad for me. I’m looking forward for your next post, I’ll try to get the hang of it!

  26. Some truly good information, Glad I found this. “Childhood is that wonderful time when all you need to do to lose weight is take a bath.” by Joe Moore.

  27. I together with my buddies were actually reading the best guides found on the website and so all of the sudden got a horrible suspicion I had not thanked the blog owner for those tips. These guys were certainly excited to learn all of them and now have sincerely been loving them. I appreciate you for being indeed accommodating and also for selecting some superb subject matter most people are really eager to learn about. Our own honest apologies for not expressing gratitude to earlier.

  28. I will tools this evaluate towards Two versions of individuals: latest Zune householders who are considering an up grade, and humans hoping in direction of determine involving a Zune and an iPod. (There are other avid gamers value thinking about out there, like the Sony Walkman X, nonetheless I expect this delivers yourself adequate information and facts to make an aware selection of the Zune vs gamers other than the iPod line as properly.)

  29. I simply want to say I am newbie to blogging and site-building and truly loved this web-site. Probably I’m likely to bookmark your website . You surely have great articles and reviews. Cheers for sharing with us your website.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here