MEHER WACAN

0
1853

 

Dr. Liiban Xasan Cadilahi iyo Xaaskiisa, Eng. Cabdiraxman Cisman Adan (Qotali), Siyaad Xuseen Jamac xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Cabdi Cilmi (Qalbi), Nuuradiin Axmed Iiman, Xasan Xuseen Nuur (Ina Ilkacase), Drs. Faisa Cali Xasan, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Sahra Cilmi Cali, Cabdiraxman Xuseen Muxiyadiin iyo Xaskiisa iyo Caruurtiisa, Sakiriye Abiib Xaaji Cabdisalaan, Yuusuf Nuux Yuusuf, Maxamed Hiroo iyo Xaaskisa, Sheekh Cabdiqadir Sheekh Axmed Sheekh Muxaumed. Dhamaan Dadkaasi Waxa ay hambalyo Meher U Dirayaan:

 

Cabdisalaan Saalax Xuseen

Iyo

 Amran Yaasiin Maxamed

 

 

Oo meherkoodu ka dhacay 26 juun wadanka Sweden. Waxay leeyihiin noqda kuwii aqalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaqo….Aamiin…Aamiin