Meher Wacan: Prof: Cabdishakuur Sheekh Maxamed Xuseen Iyo Asma Maxamuud Koosar

0
1880

Cabdikariim Yuusuf Xandule, Axmed Maxamed Xasan Cadceed, Cali Caydiid Cawaale , Qabile Faysal Muuse, Khadar Diiriye Maxamuud, Cabdirisaaq Xasan Maxamed,  Buux Kayd Ismaaciil, Maxamed Siciid Ciise Rabiic,  Mubaarik Cabdi Jaamac,  Cabdilaahi Cumar Maxamud,  Cabdirisaq Jamac Yasiin Qulumbe, Khaalid Ibraahim Cismaan,  Aamiin Muxumed Soofe, Abdirisaq Maxamed Xandule, Suldaan Cabdiraxman Muuse, Cabdiraxmaan Muuse Cismaan

   Waxay Hambalyo Meher u dirayaan

dddddddd

 

Prof: Cabdishakuur Sheekh Maxamed Xuseen

Iyo

Asma Maxamuud Koosar

Oo  22 December 2016, meherkoodu ka dhacay hotel Ambasador ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanay leeyihiin noqda lamaanihii aqal galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano.