Meher Wacan: Eng. Guuleed Xassan Cabdi Iyo Muuna Axmed Xusseen

0
1785

3Hormoodkii hore ee  Kulliyadda Injineerinka Jaamacadda Hargeysa Eng Xassan Jaamac Diiriye, Eng Maxamuud Maxamed  Ciise, Hormoodka wakhtigan ee Jaamacadda Hargeysa  Eng. Axmed Shirwac Lodon iyo ardayda kala ah Eng.Yuusuf Muuse Cabdilaahi, Eng. Cabdinasir Haaruun Cabdixaafid,  Eng. Maxamed Cabdiraxmaan Cabdilaahi,  Eng. Cabdilaahi Cali Xasan, Eng. Mustafe Cali Guuleed,  Eng. Huseen Cabdikariim  Maxamed,  Eng. Maxamed Muuse C Isman,  Eng. Axmed Cabdi Aaden, Eng. Maxamed Siciid Nuur,  Eng. Cabdirisaq Axmed Ismaaciil,  Eng. Khadar Muse Aaden, Eng.  Cabdi Maxamed Xayd, Eng. Saalax Maxamed Maxamuud, Eng. Xassan Hariir Daahir Ibraahim, Eng. Mustafe Carab Cali,  Eng. Khadar Maxamed Jaamac,  Eng. Yuusuf Cabdirashiid  Yoonis, Eng. Xasan Maxamed Muxumed,  Eng. Maxamed Axmed Yuusuf, Eng. Axmed Sulub Xasan

Dhamaan Injineeradaasi waxay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan

1

 Eng. Guuleed Xassan Cabdi

Iyo Muuna Axmed Xusseen
Oo 19/01/2017, meherkoodu ka dhacay Masaajidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa.

2
Waxaanay Alle uga baryayaan lammaanahaa is calmaday, in ay noqdaan qoyskii isu barakooba, ee samo iyo wanaag ku wada jooga, ubad khayr qaba iyo guri negina badhaadhe ugu waara.Wiil iyo caano, Gabadh iyo caano. 
Baarakllaahu Laka Wabaaraka Calayka, Wajamaca Baynakumaa Fil-khayr. Aaamiiin..Aamiin….Aamiin.