Maxaa Ka Dhexeeya Nooca Dh??ga Qofka ,Hab Dhaqank??sa Iyo Nolashiisa: Professor: Cabdirashid Yuusuf Gaaxnuug

0
7332

Qofka aadaamaha ah? waxa sh??daal u ah dh??ga oo uu ku shaqeeyo la,aantiina qofku uu san noolaan Karin hadaba waxa aan halkan ku falan qaynaynaa nooca dhiiga qofku uu leeyahay iyo dabeecadihiisa,Waxa aynu ka hadlaynaa sadexda nooc ee muhiimka ah sida (A B O) ayada oo ay ka dhanbaalmayaa noocyada kale ee ay wax raacsanyihiin.

qofka dhiigiisu( A) uu yahay waa sidan soo socota

waa qof dabeecad xun gardaro yar

waa qof jecel kalida ama dadka yar

waa qof kuma daaro ee hay daarin ah

waa qof aan sheeko yaqaan ahayn

waa qof murugo badan oon u dul qaadan Karin xataa dhibatada yar

waa qof xarago badan oo labis wanaagsan

waa qof khaj?laad badan,oo xishood badan.

waa qof wax kastaa u nidaamsan yahay sida wakhtiga goobta uu seexanaayo xafiiskiisa shaqada iwm

waa qof in badan ka werwera shaqada u taala

waa qof talefoonkasta oo ku soo dhaca intaanu qaban is waydiiya taloo maxa jira hawba sii darnaadaan telefoonka uga soo dhaca xaafadiisa oo uu is weydiiyo taloo ma ku yarbaa wax noqday

waa qof aan jeclayn balamaha rasmiga ah,kuna wanaagsan in uu sida ugu fiican u fulyo haduu balan galo.

waa dadka ugu maskaxda wanaagsan(high IQ intelligence)waxaa ka soo baxa dadka cabaaqirada ah.

waxaa ku badan xanuunada wadna xanuunka, cancer ka, calooshooda oo cilada badan, raashinada kala duwan oo ay ku ciladoobaan.

dadka hogaanka noqdaa(leadership) badanaa kamasoo baxaan nooca dhiigan

waa dad aan hurdobadnayn,meelo gaar ah iyo wakhtiyo gaar ah ayay ku gamaan

waa dadka haday qay?laan ama ay bun cabaan aan hore useexan aadna u werwerwa wal?ba marka ay qaadka cunaan waa dadka khaakhaay?ra

waa dad u baahan ?n aad loo ?laasho cunadooda( Diet) waayo uma adkaystaan( eating animal proteins)

xaga guurka waxa inta badan ku soo beegma dumarka foosh xun

Maxay Jecelyihiin Dadka (Blood Type A)

dadka dhiigoodu( A) yahay waxa ilaahay ugu talo galay oo ku haboon dhiigooda iyo habdhiska jidhkooda  in ay cunaan khudaarta (vegetarian diet)ma jeclaa hilbka,  caanaha.

waa dad jecel akhriska iyo qoraalkaba,wax barashadana ku fiican

telefishanka wxa ay ka daawadan oo ay jecelyihiin barnaamijyada ila qosol, koomiidiyaha,

waxa ay jecelyihiin deeganka dabiiciga ah sida meel laag ah oo biyo qulqulayaan, shinbiro ka heesayaan.

Waa dad nabadgelyo jecel,oo inta baadan ka dheerada khilaafka.

Qofka Dhiigiisu yahay(Blood Type B)

waa qof aan dabecad xumayn isla markaasna aan aad u dabeecad wanaagsanahn

waa qof dad la dhaqan wanaagsan

waa qof wax hogaamin kara

waa qof waxa  uu hiigsanayo ka midha dhaliya

waa qof si wacan wax u maarayn kara

waa dad si wanaagsan waxa ay doonayaan  u dooran kara

waa dadka  ugu badan xanuunada maskaxda ama waalida  

Maxay Jecelyihiin Dadka (Blood Type B)

waa dad jecel caanaha iyo waxii laga sameeyo waayo qaab dhismeedka jidhkooda ayaa sidaas ku haboon

waa dad jecel wararka In ay dhageystaan ama daawadaan

waa dad asxaab badan oo ku fiican saaxibtinimada

waa dad hal abuur ah

waa dad ayagu is sheega waxaasaan ahay

shaqooyinka ay ku wanaagsanyihiin waxaa ka mida sarkaal ciidan, saxafi, dabaakh,waa dadka ay dumar isku fiican yihiin waxayna nasiib u heli karaan in ay guursadaan gabadh qurux badan.

Qofka Dhiigiisu Yahay(Blood Type O)

Waa dadka aynu u naqaano is qor oo meel walba ka muuqda aan khajilin

Waa dad dhexdhexaad ah inta badan xaga afkaarta

Waa dad kalsooni dheerad ah leh iskuna tiirsan( self-sufficient)

Waa dad bulshaawi ah oo aad u furfuran oo cidwalba iska raaca

Waa dadka caanka noqda dad la dhaqankooda awgeed.

Waxaa ka soo baxa hogaamiya yaasha (leadership)

Waa dad soo jiidasho leh (attraction)

 Waa dad u adkaysi badan dhibaatooyinka (strong immune systems) Waa dad qaab wanagsan( physique)xaga qaab dhismeedka jidhka Waa dadka hal mar wada  isticmaali kara dareemada shanta ah( using the 5 senses to gather information) sidaas awgeed waxa ay ku fiicanyihiin xataa in ay sirdoon noqdaan Waa dadka maaraynkara dhibaatooyinkooda( handle stress)

Waa dadka noqon kara siyaasi, politician ciyaar yahan, banker, mashaaricayste.

Waxa dadkani ku nasiib badanyihiin in ay guursadaan dumarka ugu quruxda badan Waxa ku badan xanuunada cuncunka, xasaasiyada. (Skin decease) La Soco

Maxay Jecelyihiin Dadka (Blood Type O)

waa hilib cun oo hilbkay jecelyihiin xagaa waxay iska shabahaan habar dugaaga.

waxay jecelyihiin xafladaha iyo goobaha laysugu yimaado ruwaayadaha,baadhiyada,ducooyinka,iwm.

Waxay jecelyihiin in wax kaste ayaga loo xilsaaro sida xidhiidhinta barnaamijyada,dhexdhexaadinta dadka .(negotiations)

Waa dad seexan kara mudo dheer, goobkaste,iyo xaalad walba haday hadda qaad ka kacaan bun badana ay cabaan way gamayaan markiiba.

Fiirooyin Gaar Ah:

Si fudud ayaad ku garan kartaa markaad akhrido maqaalkan nooca dhiigaaga adoon dhakhtar tegin.

Dadka asxaabtaada ah tijaabi waxbadan ayaad ogaandoontaa.

Dadka dumarkoodu qurxoonyihiin iyo kuwa dumarkoodu foolxunyihiin adaa tijaabin doona.

Dadka waalan dhiiga ay u badan yihiin adaa baadhi doona

Dadka kansarku ku badan yahay adaa ogaan doona.

Dadka xanuunada maqaarku ku badan yahay adaa loo baahanyahay inaad garato.

Soo jeedin:

Cun raashinka kugu haboon Eat Right for Your Type

Garo shaqada kugu haboon

Ku qanac cidda aad guursato waayo waa nasiib iyo deeq rabi

Iska jir in aad isku daydo wax aanaad marka horeba ku haboonayn.

Rayigaaga xorbaad u tahay inaad inaqdido ciwaankaygu waa.

 

Khaalid2005@gmail.com

Professor: A Rashid Yousuf Gahnug