Magacyada Tahriibayaal Somali Ah Oo Ka Badbaaday Doonidii Ku Dhacday Giriiga

0
529

tahriibayaalHargeysa(Geeska)-Doonidii siday dadkii  tahriibayaasha ahaa ee toddobaadkan ku degtay Jasiirada  Samos ee dalka Giriiga, ee ay ku dhinteen 22-qof, ayaa waxa si rasmiya looga badbaadiyo qaar ka mid ah dadkii tahriibayaasha ahaa. .

Dadka Doontan dhacday saarnaa oo isugu jiray dad kasoo jeeda Afrika iyo Bariga Dhexe, oo la sheegay in dadkii ku geeriyooday Doontaasi ay ku jireen Soomaali ah, ayaa haddana waxa jira dad iyagu Soomaali ah, kuwaas oo iyagu ka badbaaday Doonidan qarqoontay.

Tahriibayaashan Soomaalida ah ee ka badbaaday Doontan, oo aan si rasmiya loo shaacin halka ay ka soo kala jeedaan, ayaa waxay ka kooban yihiin 24-qof,  waxa ku jira hal qof oo dumar ah, halka inta  kale ay yihiin Rag, waana kuwan macagyadoodii

1-Cabdiraxman Cabdulle

2- Xasan Maxamed

3-  Faysal Ismaciil

4- Mukhtaar Maxamed

5- Sadiiq Xasan

6-Maxamed Cabdi

7-Ismaaciil Cadow

8-Cabdiqaadir Cumar

9-Shuuriye Sharmaake

10-Yaasiin Ibraahim

11-Mustafe Shaafici Maxamed

12-Saadaq Caraale

13-Cabdifataax Khaliif

14-Saabir Yusuf

15-Ibraahim Cabdikhayr

16-Maxamed Muuse

17-Axmed Saalim

18-Cabdixafiid Xasan

19-Cismaan Maxamed

20-Nuurta Cali

21-Maxamed Xasan Ismaaciil

22-Cabdullahi Maxamed Maxamuud

24-Cabdilaahi Sandheere