Madaxweyne Siilaanyo Oo Shalay U Safray Ingiriiska

0
740

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay safar ugu baxay dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha oon sxaafadda la hadal, ayaa afhayeenkiisu wuxuu sheegay in safarka madaxweynuhu yahay mid gaar u ah oo uu ku tagayo Ingiriiska, waxaana ku weheliyay xaaskiisa Aamina-weris Maxamed Jirde iyo xoghayihiisa gaarka ah Cali Axmed Cali.