Madaxweyne Biixi Oo Dood Iyo Garnaqsi Hawada U Mariyay Madaxda Mucaaradka, Ugana Digay Shir Beeleed

33
949

Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  ka hadlay amuuro dhawr ah oo ku geddaaman dalka.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta qasriga madaxtoyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu hadalkiisa diiradda ku saaray arrimo ay kamid yihiin doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee qorshaysan sanadka soo socda ee 2019-ka iyo qodobo kale.

Ugu horrayn isagoo ka hadlaya islamarkaana bidhaaminaya inaanay doorashadu suurtogal ahayn inay wakhtigeeda ku qabsoonto wuxuu yidhi, “Doorasho in la qabtaa waxa ay u baahan tahay in toban bilood loo diyaar garoobo, markii aynnu doorashadii hore kasoo baxnay ee aynnu xukuumadda dhisnay komishanku waxa ay isugu yeedheen axsaabta, waxana ay nasoo hor dhigeen Barnaamujkii doorashada lagu geli lahaa oo toban bilood ah iyo maalin, bil iyo toddobaad walba wixii la qaban lahaa, saddex arrimood oo kala ah laba doorasho oo isku sidkan oo tii Baarlamaanka iyo tii dawladaha hoose ah oo mid waliba sharci gaar ah hore u lahayd  sidii loo midayn lahaa labadooda sharci, ka labaadna wuxuu ahaa in lacagtii doorashadaas lagu qaban lahaa in la keeno, ta saddexaadna waxa ay ahayd in saddexda xisbi iyagaa doorasho galaye wixii saxmay iyo wixii qaldamayba iyagaa laga  doonayaa  inay keenaan soo jeedin ah halkaas waynnu ku qaldannee aynnu ka baydho, halkaasina way wacnayde aynnu sii xoojinno.”

Madaxweynaha Biixi Cabdi, wuxuu intaas raaciyay “Wixii intaas ka dambeeyey xisbiga WADDANI waxa uu saaray qaraar uu leeyahay la shaqayn maynno komishankaas jooga iyada oo la kala diro mooyaane, sababtoo ah doorashadii hore ee madaxweynaha ayaannu wax ka tirsanaynaa, afar ilaa shan shirna waannu wada yeelannay WADDANI iyo UCID-ba, arrintaasna waannu ka doodnay oo waxan idhi taasi waa dib-u-noqosho, waxana aannu dib u baadhnay khudbaddii uu guddoomiye Cirro akhriyey maalintii natiijada doorashada madaxweynaha, dabadeedna waxannu ku nidhi taageerayaashaadii umaad sheegin in doorashadii la helayo meel dhexaad ku qabatay, waxana uu khudbaddiisaas ku bilaabay, “Umaan tanaasulin doorasho gacan-ku-rimis ah, umaan tanaasulin guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, umanaan tanaasulin xisbiga KULMIYE, laakiin waxan u tanaasulay danta qaranka.”

Isagoo soo xiganaya hadlkii Cirro wuxuu yidhi “Weedha hore waxa ay deedafaysay inuu u tanaasulay xisbigii ay tartamayeen, waxana ay caddaysay inaanu u tanaasulin murrashaxii ay tartamayeen, haddii aanay labadii murrashax isu tanaasulinna tanaasul muu dhicin. Muu fasaxin doorashadii oo muu odhanin sidaas la igaga helay baan u hanneeyee wuxuu yidhi umaan tanaasulin doorasho gacan-ku-rimis ah, shaki baanu geliyey doorashadii,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweyne Muuse Biixi, waxa uu xusay inaanu madaxweyne ahaan awood u lahayn inuu kala diro komishanka doorashooyinka, waxaana uu yidhi, “Komishanku waqti buu leeyahay, aniguna ma kala eryi karo, Cirro-na wuu u ogyahay sida loo eryo komishanka, waana waddada ugu adag oo iyagaa Baarlamaanka ka adag, marka la kala dirayona iyaga oo isku dhan lama kala diri karo, mid mid baa eryi karaa, qofkana waa lasoo eedaynayaa, guddi baa loo saarayaa, haddii ay guddidaasi isku raacdo madaxweynuhu tallaabo ma qaadi karee Baarlamaankaa loo gudbinayaa, cod baana loo qaadayaa, guddida la saarayo iyo aniga oo guddida la leeyahay saarba waa inaan ku qancaa waxa lagu soo eedeeyey, tii ahayd inay xisbiyadu soo qoraan wixii xumaaday iyo wixii wanaagsanaaba xisbiga WADDANI wuu diiday inuu asalba arrintaas ka hadlo, UCID iyo KULMIYE way qoreen, ururrada bulshadana waa lagu daray, anigana waa la ii keenay oo golaha wasiirrada ayaan geeyey, waana la ansixiyey, imikana waxa ay la taallaa Baarlamaanka.”

Isagoo intaas ku ladhay “Tii dhaqaalaha lix iyo toban milyan baa la yidhi, afar baana la yidhi xukuumaddu ha bixiso, laba hasoo hor mariso, labana marka ay dhexda marayso ha bixiso, inta kalena deeq-bixiyayaasha ayaa bixinaysa, labadii xukuumadda qabtay bishii Maaraj ayaa la iga shubay. Xisbiga WADDANI waa la sugayaa inta uu gu’aan gaadhayo, doorashadiina waxa ay u daldalan tahay go’aanka WADDANI,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Dhinaca kale, waxa uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka hadlay deeqaha waxbarasho ee ardayda reer Somaliland ugu deeqday dawladda Itoobiya oo hannaanka loo qaybiyey ay doodo ku fureen hoggaamiyayaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID, waxana uu yidhi, “Labadii xisbi ee mucaaridka ahaa waxa ay ka hadleen deeqda waxbarasho ee Itoobiya ina siisay, haddii aanad xumaan doon ahayn oo aanay guddoomiyeyaashu meel xun wax ka eegaynin oo ay hoggaamiyayaashii qaranka yihiin waxa looga baahan yahay inay waxyaabaha fidnada iyo naca dadka ku dhex abuuraya ay in badan ka wareegaystaan, mana aha inay iyagu dadka farta ugu fiiqaan oo ay yidhaahdaan balaayaa jirta, waayo umaddii hoggaamiyaashaas daba socotay colaad bay qaadanaysaa, waxana ay kari karayeen inay u tagaan wasiirka waxbarashada oo ay ogaadaan nidaamka wax loo qaybiyey, dabadeedna ay yidhaahdaan halkaasay wax ka qaldantay.”

 

Ugu dambayn isagoo madaxda mucaaradka uga digaya shir beeleed wuxuu yidhi , “Labada guddoomiye ee xisbiyada WADDANI iyo UCID-ba waxa ay ku dhawaaqeen inay shir-beeleed qabanayaan, guddoomiye xisbi oo umaddu boqolkiiba afartan (40%) dooratay sida uu shir beeleed ugu dhalanayaa aniga way ila qaldan tahay, ummadayse dhex taallaa, taasna waxan ka taaganahay dadku markay is qabtaan xeerkay ku kala baxaane saddexda guddoomiye xisbi ee aan ka mid ahay kii ku dhawaaqaba waxa ka dhalanay dambi sharci, annaguna KULMIYE ahaan shir-beeleed xisbi ku dhawaaqaya ma nihin, xisbiga ku dhawaaqana waxannu leenahay kaa qalad oo marxaladdaas waynnu ka gudubnay oo distoor baynnu ka samaysannay, nin walbana Somaliland oo dhan baa isku raacday, shir-beeleedna waa dib u noqosho oo maanta looma fadhiyin,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Saxaafadii madasha joogtay ayaa Madaxweynaha weydiisay su’aalo kala duwan, waxaana ka mid ahaa

Doorashadii madaxtooyadu waa ay dhacday xilkiina maanta adiga ayaa haya,  kala qaybsanaantii doorashada ayaa weli  taagan, jabhad ayaa dalka ku samaysantay waxbadan ayaa is badalay, maggaalada Hargeysa ayaa biyo la’, maayarkii iyo shacbigiibaa madaxa iskula jira, dalkiina adiga ayaa laguu doortay xagaad dalka ku wadaa?

Dalka waxaan u wadaa horumar, nabad iyo inuu meel wacan gaadho aroor walba oo joogtana mashaakil ayaa la xalinayaa, mashaakilka maanta yaalaana waa kuwii dawladnimada loo dhistay aduunkana mushkiladi kama dhamaanayso, markaas mushkiladahaas aad sheegtay qaar waaweyn oo laga dido maaha, kulama arko, dalka waxaynu u wadnaa inay mushkiladahaasi xalismaan inteena badana gacmaa is qabsato horumarna aynu gaadhno, talaabooyinkeediina waanu haynaa ayay ila tahay.

Madaxweyne intan ku hortaala maxaad ka qabanaysaa?

Qaranka oo dhan ayaa I horyaala maalin walbana intaan ka qabto waa la arkaayay adiguna waad arkaysaa markaad iska dhaafto ficiltanka gujada ah.

 

33 COMMENTS

  1. I will machines this evaluation in the direction of Two designs of people: recent Zune householders who are thinking of an improve, and human beings attempting in direction of decide among a Zune and an iPod. (There are other gamers truly worth taking into consideration out there, which includes the Sony Walkman X, however I count on this gives your self adequate facts towards deliver an aware alternative of the Zune vs players other than the iPod line as perfectly.)

  2. fantastic issues altogether, you simply received a new reader. What would you suggest in regards to your post that you just made a few days in the past? Any sure?

  3. I’ve been surfing online more than three hours nowadays, but I never discovered any fascinating article like yours. It is pretty price enough for me. In my opinion, if all web owners and bloggers made just right content as you probably did, the net can be much more helpful than ever before.

  4. You could definitely see your skills within the work you write. The sector hopes for more passionate writers like you who are not afraid to mention how they believe. At all times follow your heart.

  5. After I originally commented I clicked the -Notify me when new feedback are added- checkbox and now every time a remark is added I get 4 emails with the identical comment. Is there any method you may remove me from that service? Thanks!

  6. Apple at present incorporates Rhapsody as an application, which is a exceptional get started, nevertheless it is now hampered by the incapability to retailer regionally on your iPod, and is made up of a dismal 64kbps little bit rate. If this modifications, then it will relatively negate this benefit for the Zune, yet the 10 songs per month will continue to be a significant plus in just Zune Pass’ favor.

  7. What i don’t understood is if truth be told how you’re not actually much more smartly-preferred than you may be right now. You’re so intelligent. You understand therefore significantly when it comes to this subject, made me personally imagine it from so many varied angles. Its like women and men don’t seem to be fascinated except it is something to accomplish with Lady gaga! Your personal stuffs nice. Always maintain it up!

  8. you’re in reality a just right webmaster. The site loading velocity is incredible. It kind of feels that you’re doing any distinctive trick. In addition, The contents are masterpiece. you’ve done a fantastic task in this matter!

  9. This design is spectacular! You most certainly know how to keep a reader entertained. Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Excellent job. I really enjoyed what you had to say, and more than that, how you presented it. Too cool!

  10. This is using a bit much more subjective, yet I a lot desire the Zune Market place. The interface is colorful, includes additional aptitude, and some great capabilities together with ‘Mixview’ that enable on your own suddenly look at equivalent albums, new music, or other customers similar in direction of what you might be listening toward. Clicking upon one particular of people will heart upon that product, and a further set of “neighbors” will appear into check out, letting on your own in the direction of navigate close to exploring by very similar artists, music, or customers. Talking of users, the Zune “Social” is also ideal exciting, enabling you obtain other people with shared tastes and turning into close friends with them. Yourself then can hear in the direction of a playlist made based mostly upon an amalgamation of what all your good friends are listening toward, which is also exciting. Those people nervous with privacy will be relieved towards recognize by yourself can stop the general public towards seeing your particular person listening behavior if your self consequently decide.

  11. Hi there! Do you know if they make any plugins to protect against hackers? I’m kinda paranoid about losing everything I’ve worked hard on. Any tips?

  12. I¡¦ve recently started a web site, the info you offer on this website has helped me greatly. Thanks for all of your time & work.

  13. Good web site! I truly love how it is easy on my eyes and the data are well written. I am wondering how I might be notified when a new post has been made. I have subscribed to your RSS which must do the trick! Have a nice day!

  14. I’ll equipment this research in direction of 2 types of people in america: existing Zune owners who are contemplating an upgrade, and Those people attempting towards come to a decision concerning a Zune and an iPod. (There are other players well worth thinking of out there, like the Sony Walkman X, still I be expecting this features yourself plenty of information to deliver an mindful final decision of the Zune vs players other than the iPod line as perfectly.)

  15. Involving me and my partner we have owned even further MP3 avid gamers above the several years than I can count, including Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, etc. But, the closing couple many years I’ve resolved down to a person line of avid gamers. Why? Considering that I was satisfied towards check out how well-designed and entertaining in the direction of hire the underappreciated (and extensively mocked) Zunes are.

  16. Hi there, I discovered your blog by means of Google whilst looking for a similar topic, your site came up, it seems great. I have bookmarked it in my google bookmarks.

  17. Arms down, Apple’s app keep wins as a result of a mile. It really is a substantial determination of all varieties of purposes vs a as a substitute unhappy preference of a handful for Zune. Microsoft has Designs, specially within just the realm of game titles, however I am not absolutely sure I’d want to guess on the foreseeable future if this characteristic is critical in the direction of oneself. The iPod is a much much better option in that case.

  18. Unquestionably believe that which you stated. Your favorite reason seemed to be on the internet the simplest thing to be aware of. I say to you, I definitely get irked while people think about worries that they plainly don’t know about. You managed to hit the nail upon the top and defined out the whole thing without having side effect , people could take a signal. Will likely be back to get more. Thanks

  19. Pretty nice post. I just stumbled upon your blog and wanted to say that I’ve truly enjoyed browsing your blog posts. After all I will be subscribing to your rss feed and I hope you write again very soon!

  20. I like the helpful info you provide in your articles. I’ll bookmark your weblog and check again here regularly. I’m quite certain I will learn many new stuff right here! Best of luck for the next!

  21. The fresh new Zune browser is amazingly optimistic, yet not as favourable as the iPod’s. It operates properly, nonetheless isn’t really as quick as Safari, and consists of a clunkier interface. If yourself occasionally system on making use of the internet browser that’s not an issue, nonetheless if you happen to be coming up with in the direction of examine the world wide web alot against your PMP then the iPod’s more substantial display screen and superior browser might be necessary.

  22. I simply want to mention I’m beginner to blogging and site-building and really savored your web-site. Likely I’m going to bookmark your website . You actually come with great posts. Thanks a bunch for sharing your web-site.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.